![]() "La Soco Soo Bandhigidda Qumannews.net: Biixi Oo Ay U Hadhsan Tahay 380 Maalmood Ama Habeen"
Hargeysa (QMN)- Madaxweynaha JSL Md Muuse Biixi Cabdi, Ayaa Muddo Xilleedkii Shanta Sanno Ahayd Ee Hogaaminta
Hoos U Tirri Maalmaha Kooban Ee Uga Hadhay Muddo Xilleedkii Shanta Sanno Ahayd Ee Madaxweyne Biixi Loo Doortay Hogaaminta Qaranka JSL.
======================================
Hargeysa (QMN)- Madaxweynaha JSL Md Muuse Biixi Cabdi, Ayaa Muddo Xilleedkii Shanta Sanno Ahayd Ee Hogaaminta Qaranka JSL loo Doortay Ku Sii Siqayaan Muddo Dhammaadka Muddo Xilleedkiisa Ee Af-meeri Doonno Sii Hogaaminta Qaranka JSL.
Madaxweynaha Oo Hadda haya Taladda Dalka Muddo ku Dhowaad Afar Sanno Oo Maalmo Yar Dhimman Tahay, Ayaa Maanta Oo Ay #Taariikhdu Tahay 05-kii Bisha #November Sannadka 2021-tan Uga Hadhay Muddo Xilleedkiisa 380 Maalmood.
Markay Si Rasmiya U Dhammaaddaan 380 Cisho, Ama Bil Ka Hor Waxa Dalka Looga Dareeri Doonnaa Isha Allah Doorashadda Madaxtooyadda Si Loo Soo Doorto #Madaxweynihii 6-aad Ee Qaranka JSL Hogaamin Doonno Muddo Xilleedka Cusub.
410 Habeen Ama #Cisho Baa Geesta kale Madaxweynaha Uga Hadhsan, Wakhtiga Sharcigu U Ogol-Yahay Inuu Taladda Dalka Ku Wareejiyo #Madaxweynaha Cusub Ee Lagu Dooran Doonno Doorashadda #Madaxtooyadda Ee Soo Socota. Hadduu Alle yidhaahdo Hadduu Isaga Musharaxa Noqdo Oo Dib Loo Doorto Iyo Haddii Madaxweyne Cusub Dalka Loo Doorto-ba Muddo Xilleedka Cusub Ee Shanta Sanno Ah.
#Ku Beegan 21-ka November Ee Sannadka #Dambe Ee 2022-ka.
Dhiibo #fikirkaaga Oo Aan #Caadifad, #Ceebeyn Iyo #Xumaan Midna Lahayn.
1- #Adigu Dib Ma U Dooran Lahayd Inuu Mar Labaad Madaxweyne Dalka Ka Noqdo ?.
2- #Maxaad'se Ka Xusi Kartaa Horumar Ama Wax Qabadd Ah Ee Uu Madaxweynuhu Dalka U Qabtay Muddadii Uu Xilka Qaranka Hayey ?.
Tifaftire Khaddar Ali Khum
Qumannews.net.
Har/Office.
Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay. Leave a comment |
|
Copyright © 2013 - 2025 Quman News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |
"La Soco Soo Bandhigidda Qumannews.net: Biixi Oo Ay U Hadhsan Tahay 380 Maalmood Ama Habeen"
Hargeysa (QMN)- Madaxweynaha JSL Md Muuse Biixi Cabdi, Ayaa Muddo Xilleedkii Shanta Sanno Ahayd Ee Hogaaminta