![]() Tifaftiraha Guud Ee Shabakedda Wararka Qumannews.net Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraya Marxuum Ganacsadde Xaaji Maxamed Yuusuf Axmed (ALLOORRE) Oo Dalka Turkiga Ku Geeriyooday.
Stanbul (QMN)- Waxaan Halkan Tacsi Tiiraanyo Leh Aan Uga Dirayaa. Anigoo Ku Hadlaya Magacayga Kan Qoyskayga,
Kan Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Iyo Shaqaale-weynaha #Mareegta Qumannews Inuu Ilaahay Ha U Naxariistee Marxuum Ganacsadde Xaaji Maxamed Yuusuf Axmed (ALLOORRE) Oo Ku Geeriyooday Dalka Turkiga.
Waxaan Marxuum Ganacsadde Xaaji Maxamed Yuusuf Axmed (ALLOORRE) Eebbe Uga Baryeyaa Inuu Naxariistiisa JANNO FARDOWSA Ka Waraabiyo Qoyskii, Ehelladdii, Qaraabaddii Iyo Guud Ahaanba Qaranka Somaliland Ee Uu Ka Baxay Marxuumku Inuu Samir Iyo Iimaan Saadiqa ka Siiyo.
Marxuum Ganacsadde Xaaji Maxamed Yuusuf Axmed (ALLOORRE), Ayaa Ka Mid Ahaa Ganacsatadda Waa Weyn Ee Reer Somaliland, Isagoo ka mid Ahaa Aasaasayaashii Shirkadda Telesom Iyo Masuuliyiinteedda Sare-ba.
Dhammaanteenba Walaal Aynu U DUCAYNO Marxuumka Inuu Eebbe Qabriga U Nuuriyo Oo Uu Naxariistiisa JANNO Ka Waraabiyo.
AAMIIN AAMIIN AAMIIN Yaa Rabbi.
Khaddar Ali Khum Tifaftiraha Guud Ee Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net. Leave a comment |
|
Copyright © 2013 - 2022 Quman News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |
Tifaftiraha Guud Ee Shabakedda Wararka Qumannews.net Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraya Marxuum Ganacsadde Xaaji Maxamed Yuusuf Axmed (ALLOORRE) Oo Dalka Turkiga Ku Geeriyooday.
Stanbul (QMN)- Waxaan Halkan Tacsi Tiiraanyo Leh Aan Uga Dirayaa. Anigoo Ku Hadlaya Magacayga Kan Qoyskayga,