Musharaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Marxuum Ganacsadde Xaaji Maxamed Yuusuf Axmed (ALLOORRE) Oo Dalka Turkiga Ku Geeriyooday.

0
Friday November 26, 2021 - 06:35:26 in by Super Admin
  • Visits: 116
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Marxuum Ganacsadde Xaaji Maxamed Yuusuf Axmed (ALLOORRE) Oo Dalka Turkiga Ku Geeriyooday.

    Istanbul (QMN)- Musharaxa Jagadda Madaxweynaha Ee Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro),

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Istanbul (QMN)- Musharaxa Jagadda Madaxweynaha Ee Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro),
 Ayaa Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Marxuum Ganacsadde Xaaji Maxamed Yuusuf Axmed (ALLOORRE) Oo Dalka Turkiga Ku Geeriyooday.

Musharaxa Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Hadda Booqasho Shaqo Ku jooga Dalka Kenya, Ayaa Ka Tacsiyeeyey Qoyskii, Ehelladdii, Qaraabaddii, Bahda Ganacsatadda Reer Somaliland Iyo Guud Ahaanba Qaranka Geeridda Naxdinta Leh  Ee Ku Timi Alle Ha U Naxariistee Marxuum Ganacsadde Xaaji Maxamed Yuusuf Axmed (ALLOORRE) Oo Dalka Turkiga Ku Geeriyooday.

Musharaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Md Dr Cabdiraxmaan Cirro, Ayaa Qoraalka Tacsidda Tiiraan-yadda Leh Ee Uu U Diray Marxuum Ganacsadde Xaaji Maxamed Yuusuf ALLOORRE Oo Uu Ku Baahiyey Bogga Barta Facebook Ku Leeyahay, Siddan Ku Yidhi "INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN.

Waxa aan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Dhammaan Qoyskii, Asxaabta, Ehelladdii, Bahdii Ganacsatadda, waayeelkii, Wax-garadkii, iyo Shacabka reer Somaliland Geeridda Naxdinta leh ee ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Ganacsadde Xaaji Maxamed Yuusuf Alloore oo goor dhaweyd xaqii ugu yimid dalka Turkiga. 

Waxa aan marxuumka Ilaahay uga baryayaa in uu Jannatul Firdowsa geeyo, innagana dhammaanteen samir iyo iimaan ha innaga wada siiyo. Aamiin". Ayuu ku Yidhi Tacsidda Musharax Dr Cabdiraxmaan Cirro.

Tifaftire Khaddar Ali Khum 
Qumannews.net.
Har/Office.

Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured