Guddoomiyaha Baarlamaanka Ee JSL Md Cabdirisaaq Khaliif Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Marxuum Ganacsadde Xaaji Maxamed Yuusuf Axmed (ALLOORRE) Oo Dalka Turkiga Ku Geeriyooday.

0
Friday November 26, 2021 - 06:37:31 in by Super Admin
  • Visits: 116
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Baarlamaanka Ee JSL Md Cabdirisaaq Khaliif Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Marxuum Ganacsadde Xaaji Maxamed Yuusuf Axmed (ALLOORRE) Oo Dalka Turkiga Ku Geeriyooday.

    Istanbul (QMN)- Guddoomiyaha Baarlamaanka Ee JSL Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed Guulleed, Ayaa Tacsi Tiiraanyo Leh U

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Istanbul (QMN)- Guddoomiyaha Baarlamaanka Ee JSL Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed Guulleed, Ayaa Tacsi Tiiraanyo Leh U
 Diray Marxuum Ganacsadde Xaaji Maxamed Yuusuf Axmed (ALLOORRE) Oo Dalka Turkiga Ku Geeriyooday.

Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif Axmed, Ayaa Ka Tacsiyeeyey Qoyskii, Ehelladdii, Qaraabaddii, Bahda Ganacsatadda Reer Somaliland Iyo Guud Ahaanba Qaranka Geeridda Naxdinta Leh  Ee Ku Timi Alle Ha U Naxariistee Marxuum Ganacsadde Xaaji Maxamed Yuusuf Axmed (ALLOORRE) Oo Dalka Turkiga Ku Geeriyooday.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Ee JSL Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed, Ayaa Qoraalka Tacsidda Tiiraan-yadda Leh Ee Uu U Diray Marxuum Ganacsadde Xaaji Maxamed Yuusuf Axmed (ALLOORRE) Oo Uu Ku Baahiyey Bogga Barta Facebook Uu Ku Leeyahay, Siddan Ku Yidhi "INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN.

Waa Geeri Naxdin leh, Waxa Aan Tacsi u dirayaa Dhammaan Qoyska, Qaraabadda, Wax-garadka, Ganacsatadda uu ka baxay Alle ha u naxariistee Ganacsadde Marxuum Maxamed Yuusuf Axmed (Alloore) oo caawa ku geeriyooday dalka Turkiga.

Marxuumka Ilaahay jannooyinkiisa sarsare ha geeyo, innagana samir & iimaan ha innaga wada siiyo. Aamiin" Ayuu ku Yidhi Tacsidda Uu Guddoomiyaha Baarlamaanka Ee JSL Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed Guulleed u Diray Marxuum Ganacsadde Xaaji Maxamed Yuusuf Axmed (ALLOORRE).

Tifaftire Khaddar Ali Khum 
Qumannews.net.
Har/Office.

Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured