![]() Guddoomiyihii Hore Ee Baanka Dhexe Ee JSL Cali Ibrahim Baqdaadi Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Marxuum Ganacsadde Xaaji Maxamed Yuusuf Axmed (ALLOORRE) Oo Dalka Turkiga Ku Geeriyooday.
Istanbul (QMN)- Guddoomiyihii Hore Ee Baanka Dhexe Ee JSL Md Cali Ibrahim Jaamac (Baqdaadi), Ayaa Tacsi Tiiraanyo
Leh U Diray Marxuum Ganacsadde Xaaji Maxamed Yuusuf Axmed (ALLOORRE) Oo Dalka Turkiga Ku Geeriyooday.
Guddoomiye Ali Ibrahim, Ayaa Ka Tacsiyeeyey Qoyskii, Ehelladdii, Qaraabaddii, Bahda Ganacsatadda Reer Somaliland Iyo Guud Ahaanba Qaranka Geeridda Naxdinta Leh Ee Ku Timi Alle Ha U Naxariistee Marxuum Ganacsadde Xaaji Maxamed Yuusuf Axmed (ALLOORRE) Oo Dalka Turkiga Ku Geeriyooday.
Guddoomiyihii Hore Ee Baanka Dhexe Ee JSL Md Cali Ibrahim Jaamac, Ayaa Qoraalka Tacsidda Tiiraan-yadda Leh Ee Uu U Diray Marxuum Ganacsadde Xaaji Maxamed Yuusuf Axmed (ALLOORRE) Oo Uu Ku Baahiyey Bogga Barta Facebook Uu Ku Leeyahay, Siddan Ku Yidhi "INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN.
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskii, qaraabadii iyo ehelkii uu ka baxay Marxuum Maxamed Yuusuf " Alloore " . Ilaahay sabir iyo imaan haka siiyo , Marxuumkana naxariisti Jano alla haka waraabiyo" Ayuu ku Yidhi Tacsidda Uu Guddoomiyihii Hore Ee Baanka Dhexe Ee JSL Oo u Diray Marxuum Ganacsadde Xaaji Maxamed Yuusuf Axmed (ALLOORRE).
Tifaftire Khaddar Ali Khum
Qumannews.net.
Har/Office.
Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay. Leave a comment |
|
Copyright © 2013 - 2022 Quman News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |
Guddoomiyihii Hore Ee Baanka Dhexe Ee JSL Cali Ibrahim Baqdaadi Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Marxuum Ganacsadde Xaaji Maxamed Yuusuf Axmed (ALLOORRE) Oo Dalka Turkiga Ku Geeriyooday.
Istanbul (QMN)- Guddoomiyihii Hore Ee Baanka Dhexe Ee JSL Md Cali Ibrahim Jaamac (Baqdaadi), Ayaa Tacsi Tiiraanyo