![]() Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Daa'uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Marxuum Ganacsadde Xaaji Maxamed Yuusuf Axmed (ALLOORRE) Oo Dalka Turkiga Ku Geeriyooday.
Stanbul (QMN)- Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Daa'uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan
Cabdilaahi Suldaan Diiriye, Ayaa Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Marxuum Ganacsadde Xaaji Maxamed Yuusuf Axmed (ALLOORRE) Oo Dalka Turkiga Ku Geeriyooday.
Suldaan Daa'uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Cabdilaahi Suldaan Diiriye, Ayaa Marxuum Ganacsadde Xaaji Maxamed Yuusuf Axmed (ALLOORRE) Ka Tacsiyeeyey Qoyskii Ehelladii, Qaraabaddii, Bahda Ganacsatadda Reer Somaliland Iyo Guud Ahaanba Qaranka Somaliland Ee Uu Ka Baxay inuu Samir iyo Iimaan Ka Siiyo.
Tacsidda Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Daa'uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, Waxa Uu Ku Yidhi "TACSI SULDAAN 25/11/2021
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
انا لله وانا اليه راجعون.
إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى
اللهم اغفر له وارحمه ووسع مدخله واكرم نزله واغسله بالماء والثلج والبرد
Suldaanka Guud Ee Somaliland suldaan daa.uud suldaan maxamed suldaan cabdiqaadir suldaan cabdilaahi isoo ku hadlaya magaciisa iyo ka bahada dhaqanka waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa qoyska qaraabada ganacsatada iyo guud ahaan shacabka somaliland ee uu ka baxay ganacsade maxamed Axmed Cumar Aloore oo xaqi u yimi caawa
Alle ha u Naxariistee maxamed Axmed cumar , ayaa waxa uu ka mid ahaa gacsatada ugu waawayn uguna caansan Somaliland
Sidoo kale qayb wayn ka qaatay dhanka hormarka dalka kuna soo kordhiyay ganacsiyo kala duwan
Waxaanu Suldaanku marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo Samir iyo iimana Ilahay ka siiyo guud ahaa , waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, ehelada, qaraabadii iyo guud Ahaan shacbiga Somaliland iyo ganacsatada ee uu ka tirsanaa
samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo. Janadii fardawsana ka waraabiyo
ALLAA MAHAD LEH
Xafiiska Warbaahinta Suldaanka Guud
Khaddar Maxamed Ibrahim.
Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay. Leave a comment |
|
Copyright © 2013 - 2022 Quman News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |
Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Daa'uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Marxuum Ganacsadde Xaaji Maxamed Yuusuf Axmed (ALLOORRE) Oo Dalka Turkiga Ku Geeriyooday.
Stanbul (QMN)- Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Daa'uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan