Tifaftiraha Guud Ee Shabakedda Wararka Qumannews.net Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraya Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Ay Hooyaddii Ahayd Marxuumad Faadumo Cabdi Sulub Oo Xalay Ku Geeriyootay Dalka Turkiga.

0
Monday November 29, 2021 - 15:27:01 in by Super Admin
  • Visits: 178
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tifaftiraha Guud Ee Shabakedda Wararka Qumannews.net Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraya Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Ay Hooyaddii Ahayd Marxuumad Faadumo Cabdi Sulub Oo Xalay Ku Geeriyootay Dalka Turkiga.

    Stanbul (QMN)- Waxaan Halkan Tacsi Tiiraanyo Leh Aan Uga Dirayaa. Anigoo Ku Hadlaya Magacayga Kan Qoyskayga,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Stanbul (QMN)- Waxaan Halkan Tacsi Tiiraanyo Leh Aan Uga Dirayaa. Anigoo Ku Hadlaya Magacayga Kan Qoyskayga,
 Kan Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Iyo Shaqaale-weynaha #Mareegta Qumannews Inuu Ilaahay Ha U Naxariistee Marxuumad Faadumo Cabdi Sulub Oo Xalay Ku Geeriyootay Dalka Turkiga. 

Waxaan Marxuumadda Faadumo Cabdi Sulub Eebbe Uga Baryeyaa Inuu Naxariistiisa JANNO FARDOWSA Ka Waraabiyo. Waxaan Tacsiddan Si Gaar Ah Ugu Dirayaa Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Md Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Ay Marxuumad Faadumo Cabdi Sulub Ahayd Hooyaddii Inuu Eebbe Samir Iyo Iimaan Saadiqa Ah Ka Siiyo.

Siddoo kale Qoyska Reer Cali Xaaji Xasan Dhammaantood-ba, Ehelladdii, Qaraabaddii Iyo Guud Ahaanba Qaranka Somaliland Ee Ay Ka Baxday Marxuumaddu Inuu Samir Iyo Iimaan Saadiqa ka Siiyo.

Dhammaanteen-ba Walaal Aynu U #DUCAYNO Marxuumad Faadumo Cabdi Sulub Inuu Eebbe Qabriga U Nuuriyo Oo Uu Naxariistiisa #JANNO Ka Waraabiyo.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN Yaa #Rabbi.

Khaddar Ali Khum Tifaftiraha Guud Ee Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured