Ku: Dhammaan Taageerayaasha Xisbiga WADDANI (Gaar Ahaan Caasimadda JSL Ee Hargaysa).

0
Friday December 17, 2021 - 22:35:24 in by Super Admin
  • Visits: 141
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ku: Dhammaan Taageerayaasha Xisbiga WADDANI (Gaar Ahaan Caasimadda JSL Ee Hargaysa).

    UJ:Ogeysiis: Dhammaan Bah-weynta Isbadel-doonka Calanka Liimiga Ah (Orange Revolutionary) WADDANI ee ku Sugan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

UJ:Ogeysiis: Dhammaan Bah-weynta Isbadel-doonka Calanka Liimiga Ah (Orange Revolutionary) WADDANI ee ku Sugan
 Caasimadda Dalka Ee Hargaysa, Waxa Lagu War-gelinayaa Inuu ku soo aadan Yahay (Kusoo Guryo Noqonayo Dalkiisa Hooyo) Musharaxa Jagadda Madaxweynaha Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cigaal (Cirro) todobaadka inagu soo foolka leh.

Siddaas darteed Jamaahiirka Isbadel-doonka ee Xisbiga WADDANI, Gaar Ahaan Taageerayaasha ku sugan Caasimadda Inay siddii caaddada u ahayd muujiyaan Cududda iyo Taageerada naf-hurka Leh ee ay u hayaan, Lana Garab Taagan Yihiin Hogaamiyahoodda.

             ALLA MAHAD LEH.

Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured