![]() Nuxurka Qodobadii Distuuriga Ahaa iyo Xeerarka Sharci Ee Uu Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Md Xirsi Cali Xaaji Xasan
Nuxurka Qodobadii Distuuriga Ahaa iyo Xeerarka Sharci Ee Uu Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Md Xirsi Cali Xaaji Xasan
Nuxurka Qodobadii Distuuriga Ahaa iyo Xeerarka Sharci Ee Uu Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Md Xirsi Cali Xaaji Xasan Soo Taxay Ee ku Eedeeyey Inuu Madaxwaynuhu Jabiyey Waxay U Dhigan Yihiin:
• Baasaaboorkii Ajnabiga ahaa oo aanu celin, islamarkaana uu wali madaxwaynuhu yahay muwaadin Jabuutiyaan ah.
• Wasiirradii madaxwaynuhu magacaabay oo aan golaha wakiillada la hor gayn, illaa iminkana si sharci darro ah ku shaqaynaya.
• Faro-galinta dhardhaarradii kale ee dawladnimada sida Baarlamaanka iyo Garsoorka
• Xadgudub lagu sameeyey xeerkii ismaamulka gobollada iyo degmooyinka
• Madaxwaynaha oo meesha ka saaray xeer No.71/2015 oo sheegaya kala xadaynta nidaamnka xukuumadda iyo ha’yadaha madaxa banaan, isagoo Madaxwaynuhu magicii ka bedelay wasaarado badan halka uu qaar kalena kala saaray isagoo aan wax sharci ah u eegin
• Xad-gudubyada uu Madaxwaynuhu ku sameeyey xeer No.14 iyo xeerka Tamarta, oo labaduba uu sifo sharci darro ah gacmihiisa ugula tagay, isagoo xeerka Tamarta ku sameeyey wax ka bedel aan dastuurku siinin, halka xeer.14 oo uu soo celiyeyna uu ka daba yimi illaa barlamaanka xabadi ka yeedhay. Leave a comment |
|
Copyright © 2013 - 2022 Quman News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |
Nuxurka Qodobadii Distuuriga Ahaa iyo Xeerarka Sharci Ee Uu Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Md Xirsi Cali Xaaji Xasan
Nuxurka Qodobadii Distuuriga Ahaa iyo Xeerarka Sharci Ee Uu Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Md Xirsi Cali Xaaji Xasan