"La Soco Soo Bandhigidda Qumannews.net: Biixi Oo Ay U Hadhsan Tahay 309 Maalmood Ama Habeen Oo U Dhiganta (10-Bilood) Toban Bilood

0
Saturday January 08, 2022 - 19:44:10 in by Super Admin
  • Visits: 225
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "La Soco Soo Bandhigidda Qumannews.net: Biixi Oo Ay U Hadhsan Tahay 309 Maalmood Ama Habeen Oo U Dhiganta (10-Bilood) Toban Bilood

    Hargeysa (QMN)- Madaxweynaha JSL Md Muuse Biixi Cabdi, Ayaa Muddo Xilleedkii Shanta Sanno Ahayd Ee Hogaaminta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (QMN)- Madaxweynaha JSL Md Muuse Biixi Cabdi, Ayaa Muddo Xilleedkii Shanta Sanno Ahayd Ee Hogaaminta
Hoos U Tirri Maalmaha Kooban Ee Uga Hadhay Muddo Xilleedkii Shanta Sanno Ahayd Ee Madaxweyne Biixi Loo Doortay Hogaaminta Qaranka JSL.
======================================

Hargeysa (QMN)- Madaxweynaha JSL Md Muuse Biixi Cabdi, Ayaa Muddo Xilleedkii Shanta Sanno Ahayd Ee Hogaaminta Qaranka JSL loo Doortay Ku Sii Siqayaan Muddo Dhammaadka Muddo Xilleedkiisa Ee Soo Af-meeri Doonno Sii Hogaaminta Qaranka JSL.

Madaxweynaha Hadda Taladda Dalka Haya oo Ay Maanta Oo Ay #Taariikhdu Tahay 08-dii Bisha #Jenawery Sannadka 2022-ka, Uga Hadhay Muddo Xilleedkiisa 309 Maalmood Ama Habeen Unna Dhiganta, (10-Bilood) Toban Bilood.

Markay Si Rasmiya U Dhammaaddaan 309 Cisho, Waxa Dalka Looga Dareeri Doonnaa Isha Allah Doorashadda Madaxtooyadda Si Loo Soo Doorto #Madaxweynihii 6-aad Ee Qaranka JSL Hogaamin Doonno Muddo Xilleedka Cusub.

Sidda Uu Dastuurka JSL Dhigayo Geesta kale Waxa Madaxweynaha Uga Hadhsan Xilka 339 Habeen Ama Cisho Oo ah Wakhtiga Sharcigu U Ogol-Yahay Ah Inuu Taladda Dalka Ku Wareejiyo #Madaxweynaha Cusub Ee Lagu Soo Dooran Doonno Doorashadda #Madaxtooyadda. Hadduu Alle Yidhaahdo Hadduu Isaga Musharaxa Noqdo Oo Dib Loo Doorto Iyo Haddii Madaxweyne Cusub Dalka Loo Doorto-ba Muddo Xilleedka Cusub Ee Shanta Sanno Ah.

#Ku Beegan Shanta Sanno 13-ka November Ee Sannadka #Dambe Ee 2022-ka, Xil Wareejinta Madaxweynuhu Waa Bil (30 Maalmood), Kadib Dhammaanka Muddo Xilleedka Shanta Sanno.

Dhiibo #fikirkaaga Oo Aan #Caadifad, #Ceebeyn Iyo #Xumaan Midna Lahayn, Uga-na Jawaab Labaddan Su'aallood.

1- #Adigu Dib Ma U Dooran Lahayd Inuu Mar Labaad Madaxweyne Dalka Ka Noqdo ?.

2- #Maxaad'se Ka Xusi Kartaa Horumar Ama Wax Qabadd Ah Ee Uu Madaxweynuhu Dalka U Qabtay Muddadii Uu Xilka Qaranka Hayey ?.

Tifaftire Khaddar Ali Khum 
Qumannews.net.
Har/Office..

Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured