![]() "WIXII SNM KA BILAABMATAY WAA TANNO KALE"/QALINKII AQOONYAHAN SHUCAYB NUURI.
KURSIGAAN AYNU 28 SANNO raadkiisa guraynay ee u godobownay ee aynu u qaxnay ee tiradii ururrada Siyaasaddeed
ee soo bixi waayey u samaysanay ee aakhirkii Xisbigan kula soo baxnay ee doorashadii hore ee Madaxtooyadda nalagu boobay ee MAANTA MARKII UU NOO SOO MUUQDAY la rabo in WAREEG kale oo 30 sano oo kale innagu qaata la rabo in layna soo wareejiyo
KURSIGA intaa innagu qaatay in maanta dhaabad laynaga saaro oo "MA GAYDID” la yidhaahdo DHIMASHAAN KA XIGNAA
DOORASHADAASI MAANTA waxay caddayn u tahay in SOMALILAND wax laynooga ogol yahay iyo in kale.
Wixii SNM ka bilaabantay wuxuu ahaa Xaqiraad iyo in aan waxba laynooga ogolayn!
Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay. Leave a comment |
|
Copyright © 2013 - 2022 Quman News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |
"WIXII SNM KA BILAABMATAY WAA TANNO KALE"/QALINKII AQOONYAHAN SHUCAYB NUURI.
KURSIGAAN AYNU 28 SANNO raadkiisa guraynay ee u godobownay ee aynu u qaxnay ee tiradii ururrada Siyaasaddeed