10-ka Calaamaddood Ee Ay Xukuumadda KULMIYE Cimrigeedda Maalmaha Koobani Ka Hadheen, Ka Metesho Maalmihii Xukuumaddii Xisbigii UDUB Sii Xijaabanaysay?/Maxamed Sidiiq Dhamme.

0
Saturday January 15, 2022 - 22:33:03 in by Super Admin
  • Visits: 506
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    10-ka Calaamaddood Ee Ay Xukuumadda KULMIYE Cimrigeedda Maalmaha Koobani Ka Hadheen, Ka Metesho Maalmihii Xukuumaddii Xisbigii UDUB Sii Xijaabanaysay?/Maxamed Sidiiq Dhamme.

    Hargeysa (QMN)- Xoghayaha Arrimaha Bulshadda Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Maxamed Sidiiq Dhamme,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (QMN)- Xoghayaha Arrimaha Bulshadda Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Maxamed Sidiiq Dhamme,
 Ayaa Liiska 10 Qoddob Ka Kooban Oo Uu taxay Dhabbaha Ka Dhicista Salaanka Siyaasadda Ee Xisbi Xaakimka KULMIYE Ku Sifeeyey Inay La mid Tahay Calaamaddihii Uu Lahaa Xisbigii UDUB Uu saaxadda Siyaasadda Ka Sii Baxayey.

Liiska Tobanka Calaamaddood Ee Uu Xoghaye Maxamed Sidiiq Dhamme taxay, Waa kuwan.


"Ninka kaabiga lagu hayaa, wuu kurbanayaa”

1- Ururinta dadka iyo ka hadashiinta Weji ku macaashka ah.
2- Si xun u adeegsiga Warbaahinta Qaranka iyo cayda Madaxda Mucaaradka.
3- Xadhigga, cabudhinta muwaadiniinta iyo Madaxda Mucaaradka.
4- Sharci jebinta iyo isku dayga weerarka Golaha Wakiillada
5- Is hortaaga iyo khal khal gelinta Xafladda Xisbiyada Mucaaradku qabsanayaan.
6- Karkarinta iyo u ololeynta Muddo kordhinta Madaxweyne oo xaaraan ah
7- Af-xumada Masuuliyiinta Kulmiye
8- Shaqo ka eryida Weriyeyaasha iyo shaqaalaha fikirkooda cabira
9- Talo maroorsiga iyo iska fogeynta dadka waxgaradka iyo haldoorka bulshada
10- Kirada Xafiisyada Xisbiga oo  la iska bixin kari waayo.

Waxaa Qoray Xoghayaha Arrimaha Bulshadda Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Mohamed Sidik - Dhamme


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured