Xildhibaanadda Baarlamaanka Dalka Ingiriiska Ee U Ololeynaya In JSL Ay Aqoonsanto Boqortooyadda UK Oo Codsigoodda U Gudbinaya Raysal-wasaare Boris Johnson Iyo Xoghayaha Arrimaha Dibedda.

0
Friday January 21, 2022 - 00:53:18 in by Super Admin
  • Visits: 57
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanadda Baarlamaanka Dalka Ingiriiska Ee U Ololeynaya In JSL Ay Aqoonsanto Boqortooyadda UK Oo Codsigoodda U Gudbinaya Raysal-wasaare Boris Johnson Iyo Xoghayaha Arrimaha Dibedda.

    London (QMN)- Xildhibaanadda Baarlamaanka Dalka Ingiriiska ee Somaliland rabay Aqoonsiga JSL, unna Ololeynayey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London (QMN)- Xildhibaanadda Baarlamaanka Dalka Ingiriiska ee Somaliland rabay Aqoonsiga JSL, unna Ololeynayey
 in la aqoonsado, Ayaa Dhawaan codsigoodda gaadhsiinaya Raysalwasaaraha Boqortooyadda Ingiriiska iyo Xoghayaha Arrimaha Dibedda Dalkaas, Iyagoo Xisbiyadda kala Duwan Ee Dalka Ingiriiska Ku matalaya Codsiga Ay Xukuumadda Dhexe Ee Boqortooyadda UK u Gudbinayaan.

Xildhibaannaddan Oo Dhawaan Geeyey Baarlamaanka Boqortooyadda UK Dood Ku Saabsan Qaddiyadda Madaxbanaanida Somaliland, Ayaa Hadda Doonaya Ka midho dhalinta Halganka Ay Ku doonayaan Aqoonsi Ay Dawladda Dhexe Ee Boqortooyadda UK Siiso JSL.

Tifaftire Khaddar Ali Khum 
Qumannews.net.
Har/Office.

Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured