Alif, Alif, Alif Mabruuk: Hambalyadda Iyo Bogaadinta Meherka Boqortooyadda Lammaanne Is-calmadday.

0
Saturday March 12, 2022 - 21:33:31 in by Super Admin
  • Visits: 307
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Alif, Alif, Alif Mabruuk: Hambalyadda Iyo Bogaadinta Meherka Boqortooyadda Lammaanne Is-calmadday.

    Congratulations ❤️Waxaan Halkan Dhambaal HAMBALYO Iyo Bogaadin Aan La Soo koobi Karin Uga Dirayaa Inaadeerkay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Congratulations ❤️Waxaan Halkan Dhambaal HAMBALYO Iyo Bogaadin Aan La Soo koobi Karin Uga Dirayaa Inaadeerkay
Boqorka Caaqil Cabdi Cali Gadhle Iyo Boqoradda Dumaashiday Ayaan Yaasiin Jaamac Oo Bari Taariikhdu-na Noqonayso 13/03/2021 Xafladda Farxadda Meherkooddu Ka Dhacayso Dalka Sweden.

Lamaannaha Is-calmadday, Waxaanu Leeyahay Guurkiina Lagu Wadda Farax Gacal Iyo Sokeeye-ba Hibo Alihussein Iyo Dhammaan-ba Qoyska Reer Cali Gadhle Waa Inoo Wadda Farxad Aan qiyaas Lahayn Oo Aan Si Wadda Jir Ah Idiin La Qaybsannayo, Una Soo Dhaweynayno farxadda Qoyskeenna Cusub Alle Ha Inoo Barakeeyo Inaadeerkay Caaqil Cabdi Cali Xuseen Iyo Dumaashidday Ayaan Yaasiin Jaamac.

Mar Labaad HAMBALYO Iyo Bogaadin Aan Qiyaas Lahayn, Ayuu Noo Leeyahay Guurkiinnu Waa Mid Gacaltooyo Ka Turjumaya Gobanimadda Qoyskeenna Labadda Dhinaca Ee Lammaanahan Is-calmadday Ku Kala Abtirsaddaan.

Eebboow Ka Yeel Labaddii Inta Noloshoodda Ka Hadhay Ku Dhamaysta Guul, Farxad Iyo GOBANIMO, Isla-markaana Kala Hela Ubad Khayr Qaba.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN Yaa Rabbi.

Khaddar Ali Khum Tifaftiraha Guud Ee Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured