![]() Tifaftiraha Guud Ee Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraya Alle Ha U Naxariistee Marxuumad Sahra Khayre Cismaan Cabdi Oo Maanta Ku Geeriyootay Magaaladda Hargeysa.
Inalilahi wa Ina ilayhi Raajucuun, Waxaan Halkan Tacsi Tiiraanyo Leh Aan Uga Dirayaa RABBI
NAXARIISTIISA JANNO FARDOWSA HA Ka Waraabiyo Marxuumad Sahra Khayre Cismaan Cabdi Oo Maanta Ku Geeriyootay Magaaladda Hargeysa, Isla-markaana Galabta Lagu Aasay Xabaalaha Baqiic Ee Duleedka Waqooyi Ee Magaaladda Hargeysa.
Tacsidda Waxaan Si Gaar Ah Ugu Dirayaa Qoyskii, Ehelladda Iyo Qaraabaddii Ay Ka Baxday Marxuumad Sahra Khayre Cismaan Cabdi Inuu Ilaahay Samir Iyo Iimaan Saadiq Ah Ka Siiyo, Marxuumaddana JANNO FARDOWSA Ha Ka Waraabiyo.
Tacsiddan Waxaan Si Gaar Ah Ugu Dirayaa Dhammaan Qoyska Reer Cabdikariim Cabdilaahi, Gaar Ahaan Walaalkay Saabir Cabdikaariin Cabdilaahi Oo Ay Hooyaddii Ahayd Eebbe Ha U Naxariistee Marxuumad Sahra Khayre Cismaan Cabdi
Ilaahay Ha U Naxariisto Oo JANNO FARDOWSA Ha Ka Waraabiyo Marxuumad Sahra Khayre Cismaan Cabdi, Anigoo Ka Markhaati Kacaya 30 Sanno Oo Aanu Jaar Ahayn, Waxay Ahayd Hooyo Ku Caan Baxday Qalbi Wanaagsanaan Dadnimo Iyo GOBANIMO Fiican Leh.
Alle Yaa Arxamu.
AAMIIN AAMIIN AAMIIN Yaa Rabbi.
Aynu U Wadda Ducaynno Walaal.
Khaddar Ali Khum Tifaftiraha Guud Ee Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net. Leave a comment |
|
Copyright © 2013 - 2022 Quman News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |
Tifaftiraha Guud Ee Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraya Alle Ha U Naxariistee Marxuumad Sahra Khayre Cismaan Cabdi Oo Maanta Ku Geeriyootay Magaaladda Hargeysa.
Inalilahi wa Ina ilayhi Raajucuun, Waxaan Halkan Tacsi Tiiraanyo Leh Aan Uga Dirayaa RABBI