![]() Tifaftiraha Guud Ee Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraya Alle Ha U Naxariistee Marxuum Axmed Maxamed Nuur Oo Maanta Ku Geeriyootay Magaaladda Hargeysa.
Inalilahi wa Ina ilayhi Raajucuun: Waxaan Halkan Tacsi Tiiraanyo Leh Aan Uga Dirayaa RABBI NAXARIISTIISA JANNO
FARDOWSA HA Ka Waraabiyee Marxuum Axmed Maxamed Nuur Oo Maanta Ku Geeriyootay Magaaladda Hargeysa.
Tacsidda Waxaan Si Gaar Ah Ugu Dirayaa Qoyskii, Ehelladda Iyo Qaraabaddii Uu Ka Baxay Marxuum Axmed Maxamed Nuur Inuu Ilaahay Samir Iyo Iimaan Saadiq Ah Ka Siiyo, Marxuumkanna JANNO FARDOWSA Ha Ka Waraabiyo.
Tacsiddan Waxaan Si Gaar Ah Ugu Dirayaa Inaadeertay Asma Cabdi Nuur (Asma Cabdi Dheg-jar) Iyo Dhammaan-ba Caruurteedda Aan Abtiga U Ahay Oo Uu Marxuumku Aabahood Ahaa Iyo Dhammaan-ba Reer Axmed Maxamed Nuur Iyo Reer Cabdi Dheg-jar Oo Aan Leeyahay Marxuumku Wuu Inaga Wadda Baxay Ee Ilaahay Samir Iyo Iimaan Saadiq Ah, Ha Inaga Wadda Siiyo, Isaganna JANNO FARDOWSA Ha Ugu Deeqo Oo Qabriga Ha U Nuuriyo.
Ilaahay Ha U Naxariisto Oo JANNO FARDOWSA Ha Ka Waraabiyo Marxuum Axmed Maxamed Nuur, Wuxuu Ahaa Addoon Qalbi Wanaagsan Oo Dadnimo Iyo GOBANIMO Fiican U Dhashay
AAMIIN AAMIIN AAMIIN Yaa Rabbi.
Aynu U Wadda Ducaynno Walaal.
Khaddar Ali Khum Tifaftiraha Guud Ee Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net. Leave a comment |
|
Copyright © 2013 - 2025 Quman News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |
Tifaftiraha Guud Ee Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraya Alle Ha U Naxariistee Marxuum Axmed Maxamed Nuur Oo Maanta Ku Geeriyootay Magaaladda Hargeysa.
Inalilahi wa Ina ilayhi Raajucuun: Waxaan Halkan Tacsi Tiiraanyo Leh Aan Uga Dirayaa RABBI NAXARIISTIISA JANNO