Tifaftiraha Guud Ee Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraya Alle Ha U Naxariistee Marxuum Ex-Xildhibaan Faarax Maxamuud (Faarax Dheere) Oo Ku Geeriyoodday Dalka Isu Tagga Imaaraadka Carabta.

0
Tuesday March 29, 2022 - 15:22:48 in by Super Admin
  • Visits: 139
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tifaftiraha Guud Ee Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraya Alle Ha U Naxariistee Marxuum Ex-Xildhibaan Faarax Maxamuud (Faarax Dheere) Oo Ku Geeriyoodday Dalka Isu Tagga Imaaraadka Carabta.

    Inalilahi wa Ina ilayhi Raajucuun: Waxaan Halkan Tacsi Tiiraanyo Leh Aan Uga Dirayaa RABBI NAXARIISTIISA JANNO FARDOWSA

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inalilahi wa Ina ilayhi Raajucuun: Waxaan Halkan Tacsi Tiiraanyo Leh Aan Uga Dirayaa RABBI NAXARIISTIISA JANNO FARDOWSA
 HA Ka Waraabiyee Marxuum Ex-Xildhibaan Faarax Maxamuud (Faarax Dheere) Oo Ku Geeriyoodday Dalka Isu Tagga Imaaraadka Carabta.

Tacsidda Waxaan Si Gaar Ah Ugu Dirayaa Qoyskii, Ehelladda, Qaraabaddii Iyo Guud Ahaanba Qaranka Somaliland Ee Uu Ka Baxay Ex-Xildhibaan Faarax Maxamuud (Faarax Dheere) Inuu Ilaahay Samir Iyo Iimaan Saadiq Ah Ka Siiyo, Marxuumkanna JANNO FARDOWSA Ha Ka Waraabiyo.

Ilaahay Ha U Naxariisto Oo JANNO FARDOWSA Ha Ka Waraabiyo Marxuum Ex-Xildhibaan Faarax Maxamuud (Faarax Dheere), Wuxuu Lahaa Addoonku Intaan Ku Aqaannay Qalbi Wanaagsanan, Dadnimo Iyo GOBANIMO.

Marxuum Ex-Xildhibaan Faarax Maxamuud (Faarax Dheere), Wuxuu Ka Mid Ahaa Muddo Dhawr Iyo Sanno Ah Golihii Hore Ee Wakiiladda JSL. Isagoo 2005-tii Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Uga Soo Baxay Gobolka Saaxil.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN Yaa Rabbi.

Aynu U Wadda Ducaynno Walaal.

Khaddar Ali Khum Tifaftiraha Guud Ee Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured