Dhambaalka Hambalyadda Ah Ee Munaasibadda Ciida Soon-fur Ee Musharax Madaxweyne Dr Cabdiraxmaan Cirro U Diray Shucuubta Islaamka, Gaar Ahaan Shacabka Reer Somaliland.

0
Sunday May 01, 2022 - 21:53:40 in by Super Admin
  • Visits: 252
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhambaalka Hambalyadda Ah Ee Munaasibadda Ciida Soon-fur Ee Musharax Madaxweyne Dr Cabdiraxmaan Cirro U Diray Shucuubta Islaamka, Gaar Ahaan Shacabka Reer Somaliland.

    Mecca (QMN)- Musharaxa Jagadda Madaxweynaha Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mecca (QMN)- Musharaxa Jagadda Madaxweynaha Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed
Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Shacabka Reer Somaliland Ilaahay Uga Baryey Inuu Ciiddan, Ciiddeedda Ku Gaadhsiiyo Nabad Qab, Horumar, Bash-bash, Barwaaqo Iyo Isbadel Siyaasiya Oo Shacabku Hogaaminayo Inuu Ka Dhaca Jamhuuriyadda Somaliland.
======================================

Mecca (QMN)- Musharaxa Jagadda Madaxweynaha Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), Ayaa Dhambaal Hambalyo ah u Diray Guud Ahaanba Shucuubta Islaamka, Gaar Ahaan Reer Somaliland Munaasibadda Ciida Soon-fur/Fitriga.

Musharax Madaxweyne Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Ku Sugan Magaaladda Maka Ee Dalka Sucuudiga, Ayaa Isagoo Dhambaalka Hambalyadda Ah Ee Munaasibadda Ciida Soon-fur u Diraya Shucuubta Islaamka Meel Kastooy Joogaanba, Gaar Shacabka Reer Somaliland Ilaahay Uga Baryey Inuu Ciiddan, Ciiddeedda Ku Gaadhsiiyo Nabad Qab, Horumar, Bash-bash, Barwaaqo Iyo Isbadel Siyaasiya Oo Ka Dhaca Jamhuuriyadda Somaliland, Waxaanu Yidhi Dr Cabdiraxmaan Cirro "Waxa aan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ummadda Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaanna shacabka reer Somaliland munaasibadda Ciidul-fidriga awgeed, waxa aan Ilaahay uga baryayaa in uu Ciiddan ciideeda innagu gaadhsiiyo nabadgelyo, badhaadhe, horumar, iyo Isbadel shacbigu hoggaaminayo oo dalka ka dhaca".

Tifaftire Khaddar Ali Khum "Shiine" 
Qumannews.net.
Har/Office.

Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured