"UMMADDU INAY AAMINTO Dawladda Hoose Ee Caasimadda Hargeysa, ISKAMAY IMMAN CASHUURTIINU GACAN AMAANO AH AYAY KU JIRTAA" Xildhibaan Yaasiin Cumar Cabdi (Yaasiin Cumar Yare).

0
Thursday May 05, 2022 - 20:58:37 in by Super Admin
  • Visits: 125
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "UMMADDU INAY AAMINTO Dawladda Hoose Ee Caasimadda Hargeysa, ISKAMAY IMMAN CASHUURTIINU GACAN AMAANO AH AYAY KU JIRTAA" Xildhibaan Yaasiin Cumar Cabdi (Yaasiin Cumar Yare).

    Hargeysa (QMN)- Xildhibaan Yaasiin Cumar Cabdi (Yaasiin Cumar Yare) Oo Ka Mid Ah Xildhibaannadda Golaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (QMN)- Xildhibaan Yaasiin Cumar Cabdi (Yaasiin Cumar Yare) Oo Ka Mid Ah Xildhibaannadda Golaha
 Deegaanka Ee Degmadda Hargeysa, Ayaa Shacabka Reer Hargeysa Ee Soo Doortay Xubnaha 17-ka ah Ee Ay Golaha Deegaanka Ee Degmadda Hargeysa Ka Kooban Yihiin u Sheegay Inay Aaminaaddii Shacabka Reer Hargeysa Ee Golahoodda Deegaanku Ay Siddeeddii Tahay, Isla-markaana Ay Cashuurtooddiinna Gacamo Aamin ah Ugu Jirto.

Xildhibaan Yaasiin Cumar Cabdi (Yaasiin Cumar Yare) Oo Siddan Ku Sheegay Qoraal kooban Oo Uu Soo Dhigay Bartiisa Facebook Oo Ay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Kasoo Xigatay, Ayaa Yidhi "UMMADDU INAY AAMINTO Dawladda Hoose Ee Caasimadda Hargeysa, ISKAMAY IMMAN CASHUURTIINU GACAN AMAANO AH AYAY KU JIRTAA. HADAL YAR IYO HAWL BADAN".

Hadalkan Uu Xildhibaan Yaasiin Cumar Cabdi (Yaasiin Cumar Yare) Uu Sidda Gaarka ah Ugu La Hadlay Shacabkii Reer Hargeysa Ee Soo Doortay Xubnaha Golaha Deegaanka Ee Degmadda Hargeysa, Ayaa Kusoo Beegmaya Xili Uu Maayarka Caasimadda Hargeysa Md Cabdikariim Axmed Mooge Liibaan Uu Xalay Soo Saaray Guddida Guud Ee Dhismaha Suuqa Waaheen, Iyaddoo Hore-na Uu Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Iyo Guryeynta Cabdilaahi Abokor Cismaan u Soo Saaray Dhankiisa Guddida Nashqaddeynta Dhismaha Suuqa Waaheen.

Tifaftire Khaddar Ali Khum "Shiine" 
Qumannews.net.
Har/Office.

Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured