"Fuddudaa Sidda Urur Siyaasaddeed Loo Furtaa Oo Dhib Badannaa Sidda Kursiga Loo Fuullaa!". Dr Mustafa Kaydsanne.

0
Saturday May 07, 2022 - 20:06:05 in by Super Admin
  • Visits: 121
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Fuddudaa Sidda Urur Siyaasaddeed Loo Furtaa Oo Dhib Badannaa Sidda Kursiga Loo Fuullaa!". Dr Mustafa Kaydsanne.

    Hargeysa (QMN)- Dr Mustafa Cabdilaahi Jaamac (Kaydsanne) Oo Ka Mid Ah Hal-doorka Iyo Aqoonyahanka Dalka, Ayaa Si Weyn Uga Hadlay Dhib

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (QMN)- Dr Mustafa Cabdilaahi Jaamac (Kaydsanne) Oo Ka Mid Ah Hal-doorka Iyo Aqoonyahanka Dalka, Ayaa Si Weyn Uga Hadlay Dhib
 Yaridda Sameysashadda Urur Siyaasaddeed-yadda Ee Wakhtigan, Rafaad Iyo Dhib Badannaanta Loo Marro Fuullista Kursiga Ugu Sareeya Dalka Ee Qaranka Laga Hogaamiyo.

Dr Mustafa Kaydsanne, Ayaa Calaama'tul Cajiib Saaray Hawl Yaridda Ay Siyaasiyiin Badani Xiligan Ay Dalka Uga Dhawaaqayaan Urur Siyaasaddeedyo Cusub, Isagoo Dr Mustafa Kaydsanne Xusuusiyey Siyaasiyiinta Sidda Laab La kaca ah Ugu Dhawaaqaya Urur Siyaasaddeed-yadda Cusub Inay Adag Tahay Gaadhista Haddafkoodda Hadday Daacadnimo Ka Tahay. Balse Ay Jiraan Siyaasiyiin Badan Oo Aanay Daacadnimo Ka Ahayn Sameynta Urur Siyaasaddeed-yaddu, Kanna Tahay Iga Qabo Hogaamiye Hebel Baad Isku Reer Tihiinne Oo Haddaan La Tartamo Mar kale Labadda Galin Ka Hore Ayuu Iga Badinnayaaye, Iga Ban-jari (La Dugguu) Inaadeerkaa Intaanan Isugu-ba Imanin Doorashadda Madaxtooyadda.

Aqoonyahan Dr Mustafa Kaydsanne, Ayaa Siddan Ku Sheegay Qoraal kooban Oo Uu Soo Dhigay Bartiisa Facebook, Isla-markaana Uu Ciwaan Uga Dhigay "Fuddudaa Sidda Urur Siyaasaddeed Loo Furtaa Oo Dhib Badannaa Sidda Kursiga Loo Fuullaa!". Iyaddoo Shabakedda Caalamigaa Ee Qumannews.net Kasoo Xigatay. Waxaanu Qoraalkiisan Uu Ku Yidhi Dr Mustafa Kaydsanne Siddan "Fuddudaa Sidda Urur Siyaasaddeed Loo Furtaa Oo Dhib Badannaa Sidda Kursiga Loo Fuullaa!

Maanta oo kale geesinimadu waxay ku jirtaa in fardahaa kooraysan ee safka taagan ee siidhiga/firinbiga uun sugaya aanad tartankooda ka carshacarshaynin.
Si aanad u noqonin "dhidar onkod kiciyey."

Urrur furistu maanta nin ba waa ku si'; nin waa u "cimri dherersi" iyo mudo korodhsi, nina waa ka aarsi siyaasaddeed iyo "la daguu", nina waa ka dayow siyaasaddeed oo isaga waa ka lillaahi..

DISTOORKU ha sareeyo, maaha!

Joogsi".

Tifaftire Khaddar Ali Khum "Shiine" 
Qumannews.net.
Har/Office.

Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured