"Fadhiyadda Wadda-jirka Ah Ee Labadda Gole Waxaa Guddoomiya Guddoomiyaha Golaha Guurtidda".

0
Saturday May 07, 2022 - 21:20:08 in by Super Admin
  • Visits: 50
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Fadhiyadda Wadda-jirka Ah Ee Labadda Gole Waxaa Guddoomiya Guddoomiyaha Golaha Guurtidda".

    Hargeysa (QMN)- Guddoomiyaha Ha'yadda Bara-kacayaasha Somaliland Cabdikariim Xinif, Ayaa Ka Hadlay Su'aalahan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (QMN)- Guddoomiyaha Ha'yadda Bara-kacayaasha Somaliland Cabdikariim Xinif, Ayaa Ka Hadlay Su'aalahan
 Ay Qaar Ka Mid Ah Xildhibaannadda Golaha Wakiiladdu Shir-guddoonka Golahaas Kaga Dalbaddeen Inay Su'aallo Waydiiyaan Madaxweyne Biixi Marka Uu khuddbad Sannaddeedkiisa Uu Ka Jeeddinayo Labadda Gole Baarlamaan Ee Dalka. Waxaanu Uu Yidhi "Fadhiyadda Wadda-jirka Ah Ee Labadda Gole Waxaa Guddoomiya Guddoomiyaha Golaha Guurtidda,

Awood kuma laha Guddoomiyaha Golaha Wakiiladdu Haddii aanu maqnayn Guddoomiyaha Guurtiddu.

Xildhibaannadda Wakiiladda ee oggolaanshaha su'aalaha Madaxweynaha weydiisanaya Guddoomiyaha Golaha Wakiiladdu xataa hadduu u oggolaado ma fulin karo.

Tan labaad Madaxweynuhu isagaa u yeedhay labada gole ee iyagu umay yeedhin.
Wuxuu ugu yeedhayna waa Khudbad sannadle oo dastuuri ah. 

Tan saddexaad Madaxweynaha iyo ku xigeenka madaxweynuhu kama mid aha masuuliyiinta Xildhibaannaddu Golahoodda ugu yeedhi karaan.

Tan afraad xeer hoosaadka Golaha Wakiiladdu samaysteen Guddahoodda ayay kaga dhaqmayaan, maaha xeer qaranka lagu dhaqayo." Guddoomiye Cabdikariin Xinif.

Tifaftire Khaddar Ali Khum "Shiine" 
Qumannews.net.
Har/Office.

Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured