![]() 25 ka Mid Ah Dhalinyaradda Soomaaliyeed Ee Deggan UK Oo Ku Guulaystay Kuraasidda Kala Duwan Ee Dawladdaha Hoose Ee Dalkaas.
London (QMN)- 25 ka Mid Ah Dhalinyaradda Soomaaliyeed Ee Deggan UK Oo Ku Guulaystay Kuraasi Kala Duwan
Ee Dawladdaha Hoose Ee Dalkaas.
Dhalinyaradda Aqoonyahanka Soomaaliyeed Ee Dalka UK, Ayaa Xoog Loogu Amaannay Guulaha Siyaasaddeed Ee Ay Sannadkan Ka Gaadheen Siyaasadda Iyo Mansabka Kuraasidda Dalka Ingiriiska.
#Britain.
#Elections2022
1. Awale Olad - Camden
2. Harbi Farah - Brent
3. Abdi Aden - Brent
4. Amina Ali - Tower Hamlets
5. Hibaq Jama - Bristol
6. Faduma Hassan - Brent
7. Abdirazak Abdi - Brent
8. Mohamed Hashi Lambeth
9. Kasim Ali - Kensington
10. Bashir Ibrahim Islington
11. Amal Ali - Bristol
12. Yasin Mohamud - Bristol
13. Safiya Saeed - Sheffield
14. Mahadi Hussein Sharif Mahamed - Manchester
15. Issa Issa - Lambeth
16. Hodan Haili - Ealing
17. Sagal Abdiweli - Camden
18. Maleiki Haybe Sheffield
19. Naima Ali - South london
20. Ibrahim Ali - Bruce Castle
21. Ifrah Samatar - Hackney
22. Fadumo Mohamed - Southall
23. Abdullah Abdullah - Enfield
24. Dahabo Haji Isse - Kensington and Chelsea
25. Abdullah Nur- Kensington and Chelsea
Ku Mahadsanid oo ku kun jeer ku Mahadsanidiin Hormuudnimadiina Mudanayaal iyo Marwooyin.
Qore Cabdi Nuur.
Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay. Leave a comment |
|
Copyright © 2013 - 2025 Quman News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |
25 ka Mid Ah Dhalinyaradda Soomaaliyeed Ee Deggan UK Oo Ku Guulaystay Kuraasidda Kala Duwan Ee Dawladdaha Hoose Ee Dalkaas.
London (QMN)- 25 ka Mid Ah Dhalinyaradda Soomaaliyeed Ee Deggan UK Oo Ku Guulaystay Kuraasi Kala Duwan