Guddoomiyaha Garabka Haweenka Gobolka Maroodi-jeex Ee Xisbiga WADDANI Oo Kulan Ay Ku Wehelinaysay Marwadda Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga La Yeelatay Masuuliyiinta Degmooyinka Ee Xisbiga.

0
Saturday May 07, 2022 - 23:53:08 in by Super Admin
  • Visits: 59
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Garabka Haweenka Gobolka Maroodi-jeex Ee Xisbiga WADDANI Oo Kulan Ay Ku Wehelinaysay Marwadda Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga La Yeelatay Masuuliyiinta Degmooyinka Ee Xisbiga.

    Hargeysa (QMN)- Guddoomiyaha Garabka Haweenka Gobolka Maroodi-jeex Ee Xisbiga WADDANI Marwo Foosiya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (QMN)- Guddoomiyaha Garabka Haweenka Gobolka Maroodi-jeex Ee Xisbiga WADDANI Marwo Foosiya
Maxamed Xirsi (Xadiyo) Ayaa Maanta Kulan Ay Ku Wehelinayeen Marwadda Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Marwo Farduus Maxamed Rooble Iyo Agaasimaha Xaruunta Dhexe Ee Xisbiga WADDANI Md Cabdiraxmaan Ibrahim Cartan La Yeelatay Masuuliyiinta Kala Duwan Ee Garabka Haweenka Ee Degmooyinka Gobolka Maroodi-jeex Iyo Caasimadda Hargeysa.

Kulanka oo ay ka qayb galeen Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex, Isla-markaana Ah-na Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga WADDANI Ee Gobolka Maroodi-jeex Mudane Wali Cabdi Jaamac, Guddoomiye Xigeenka 2-aad Marwo Sahra Cabdi Xasan Qoofal, Xoghayaha Gobolka Mudane Mawliid Muuse Dacar, agaasimaha Xarunta Dhexe Mudane Cabdiraxmaan Ibraahim Cartan iyo Marwada Musharraxa Madaxweyne Marwo Farduus Maxamed Rooble Ayaa Loogu Diyaargaroobayey Wacyi-gelinta iyo abaabulka Diiwaan-galinta Cod-bixiyeyaash oo qorshaysan in ay dalka dhawaan ka bilaamato.

Tifaftire Khaddar Ali Khum "Shiine" 
Qumannews.net.
Har/Office.

Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured