![]() "Inta Gollaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xisbiyadda Mucaarad Ahi U Badanyihiin Shir-guddoon Ka Yihiin Indhaha Ka La linayaan Samaynta Iyo Ansixinta Xeerkii Dadbanaa Lagu Soo Dooran" Cabdiqani Maxamed.
Inta Gollaha Wakiiladda Jamhuuriyada Somaliland Oo Xisbiyadda Mucaarad Ahi U Badanyihiin Shir-guddoon Ka Yihiin
Indhaha Ka La linayaan Samaynta Iyo Ansixinta Xeerkii Dadbanaa Lagu Soo Dooran Lahaa Gollaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland Oo 25 Sano
Jirsaday Kordhin Mudo Kordhinta Loo Sameeyo Xukuumada Markaa Joogta G.wakiilada JSL Marka Waqtigu Ka Dhamaado Iyo Gollaha Guurtida Laftiisa Oo Gacanta Isu Taaga Oo Isu Kordhiya Waxay Ka Dalka Ka Noqonaysaa Wado Furan Oo Cid Waliba Markeeda Weelka Darsato
Tusaale Gollaha Guurtida JSL Sanad Ayey Ka Dambaynayaan Mudo Xileedka G.wakiilada JSL Sida Dastuurka Dalku Qabo
Mudadii Sanadka Ahayd Ee Guurtidu Ka Dambaynaysay G.wakiilada Waxay Ku Egtahay Bishan May 31 2022 Dhawaan Gollaha Guurtidu Waxay Samaysan Doonaan Mudo Kordhin Sharci Daro Ah Mudada Gollaha Guurtidu Korodhsado Hadii Sadex Sano Noqoto M/weynaha Laba Sano Ayey Ugu Dari Doonaan Hadii Guurtidu Laba Sano Korodhsato M/weynahana Sanad Ayey U Kordhindoonaan
Marka Dambe Iyaga Iyo G.wakiilada Hada Sanad Jiray Oo Waqtigu Ka Dhamaaday Ayaa Markale Isku Soo Mudhuxsan Doona Sidii Dhacay 2005 Markii G.wakiilada iyo Guurtidu 11 Sano Mudo Kordhin Kusii Wada Joogeen
Xisbiyada Mucaaradka Ah Iyo Dhamaan Waxgaradka Dalku Waxay Dayaceen Inay Kabaha U Gashadaan Sidii Dalka Loogu Samayn Lahaa Golle Guurti Oo Cusub
FG Gollaha Guurtidu Waa UPER
Leave a comment |
|
Copyright © 2013 - 2022 Quman News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |
"Inta Gollaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xisbiyadda Mucaarad Ahi U Badanyihiin Shir-guddoon Ka Yihiin Indhaha Ka La linayaan Samaynta Iyo Ansixinta Xeerkii Dadbanaa Lagu Soo Dooran" Cabdiqani Maxamed.
Inta Gollaha Wakiiladda Jamhuuriyada Somaliland Oo Xisbiyadda Mucaarad Ahi U Badanyihiin Shir-guddoon Ka Yihiin