![]() Saxafi Maxamed Cabdi Sheekh (II-lig) Oo Xeer Ilaalinta Qaranka Ee Gobolka Maroodi-jeex Si Gaar Ah Ugu Soo Oog-tay Eeddo Kale Oo Ka Baxsan Dhacdaddii Jeelka Weyn Ee Hargeysa.
Hargeysa (QMN)- Wariye Maxamed Cabdi Sheekh (II-lig) Oo Ka Mid Ah Saddex Saxafi Oo In Muddo Ah Xabsiga Ugu Jiray
Xukuumadda Madaxweyne Biixi, Ayaa Xeer Ilaalinta Qaranka Ee Gobolka Maroodi-jeex Ay Si Gaar Ah, Isaga Ugu Soo Oog-tay Eed kale Oo Ka Baxsan Dhacdaddii Jeelka Weyn Ee Hargeysa.
Wariye Ilig Ayaa Lagu Eedeeyey Inuu Sifo Sharci Darro Ah Uu TV-giisa MMTV Ugu Ganacsanayey, Maadaama Aanu Wax Ogolaansho Ruqsad Ah Ka Haysan Dawladda, Sidda Xeer Ilaalintu Sheegtay.
Saxafi Maxamed Cabdi Sheekh (II-lig), Ayaa Geesta kale Eeddaha Dhacdaddii Jeelka Weyn Ee Magaaladda Hargeysa Ee Loo Haystay Kala Mid Ah Wariyeyaasha kale Ee La Xidhan.
Tifaftire Khaddar Ali Khum "Shiine"
Qumannews.net.
Har/Office.
Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay. Leave a comment |
|
Copyright © 2013 - 2022 Quman News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |
Saxafi Maxamed Cabdi Sheekh (II-lig) Oo Xeer Ilaalinta Qaranka Ee Gobolka Maroodi-jeex Si Gaar Ah Ugu Soo Oog-tay Eeddo Kale Oo Ka Baxsan Dhacdaddii Jeelka Weyn Ee Hargeysa.
Hargeysa (QMN)- Wariye Maxamed Cabdi Sheekh (II-lig) Oo Ka Mid Ah Saddex Saxafi Oo In Muddo Ah Xabsiga Ugu Jiray