"Macalin Adigaa khaldan 49+51=99, Waayo Madaxweynaha Ayaa Siddaas Sheegay" Ambassador Cabdirisaaq Diinaari Oo Soo Bandhigay Dhibaatadda Kala Haysata Ciyaalka Iskuuladda Iyo Macalimiintoodda.

0
Monday May 09, 2022 - 20:22:55 in by Super Admin
  • Visits: 54
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Macalin Adigaa khaldan 49+51=99, Waayo Madaxweynaha Ayaa Siddaas Sheegay" Ambassador Cabdirisaaq Diinaari Oo Soo Bandhigay Dhibaatadda Kala Haysata Ciyaalka Iskuuladda Iyo Macalimiintoodda.

    Copenhagen (QMN)- Cabdirisaaq Diinaari Oo Ka Tirsan Laanta Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Ee Dalka Denmark,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Copenhagen (QMN)- Cabdirisaaq Diinaari Oo Ka Tirsan Laanta Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Ee Dalka Denmark,
 Ayaa Soo Bandhigay Dhibaato Weyn Oo Kala Haysta Ciyaalka Iskuuladda Guddaha Dalka Iyo Macalimiintoodda U Dhiga Maadadda Dhanka Xisaabta. Iyaddoo Dhibta Ugu Weyni Ka Taagan Tahay Isu Geynta, Isku Dhufashadda, Kala Jarista Iyo Isu Qaybinta. 

Qoraal Uu Cabdirisaaq Diinaari Ka Qoray Qormaddan, Ayaa Siddan U Qornaa "Ciyaalka Iskuuladda Iyo Macalimiintii Baa 
Is-qabsadday Waayo Inta Badan. Xaga Xisaabta Madaxweynaheenu Wuu khaldaa ama hilmaama. Balse caruurtii iskuuladu. Macalimiintii waxey kuleeyahiin. 

Macalin adaa khaldan 49+51=99 waayo Madaxweynaha ayaa sidaas sheegey ama qorey. Markaa dhibtaasa kala heysta caruurtii iskuuladda iyo macalimiintii. 

Fadlan hadaba Madaxweyne khudbahaaga Intii aad xisaab khaladey ugu celi caruurta iskuuladda. Una sheeg tiradda saxdda ah. Si aad u kala badbaadiso caruurta iyo macalimiintoodda. 

Kaftan maaha sheekadani iskuulo badan bey ka dhacdey. Siyaasadu ha inoo dambeysey. Xisaabta eynu khaladney aan saxno. 

49+51=99" Ayuu Yidhi Hon-Envoy Abdirizak Diinaari.

Tifaftire Khaddar Ali Khum "Shiine" 
Qumannews.net.
Har/Office.

Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured