22 Xildhibaan Oo Ka Mid Ah Xildhibaannadda Golaha Wakiiladda Ee Somaliland Oo Kulan Xaasaasiya Ku Yeeshay Caasimadda Hargeysa.

0
Friday May 13, 2022 - 21:40:13 in by Super Admin
  • Visits: 192
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    22 Xildhibaan Oo Ka Mid Ah Xildhibaannadda Golaha Wakiiladda Ee Somaliland Oo Kulan Xaasaasiya Ku Yeeshay Caasimadda Hargeysa.

    Hargeysa (QMN)- 22 Xildhibaan Oo Ka Mid Ah Xildhibaannadda Golaha Wakiiladda Ee Somaliland, Ayaa Maanta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (QMN)- 22 Xildhibaan Oo Ka Mid Ah Xildhibaannadda Golaha Wakiiladda Ee Somaliland, Ayaa Maanta
 Kulan Xaasaasiya Ku Yeeshay Caasimadda Hargeysa.

Kulankan Ay Yeesheen Xildhibaannadda Golaha Wakiiladda Ee Somaliland, Ayaa U Jeedkiisu Ahaa mid Ay Xildhibaannaddu Si Toto-dheer Isaga Xog-waraysteen Xaaladda Guud Ee Uu Dalku Wakhtigan Ku Jiro, Gaar Ahaan Dhanka Siyaasadda Iyo u Diyaar-garowga Doorashadda Madaxtooyadda Ee 13-ka Bisha November Ee Sannadkan Ka Dhici Doonno JSL.

Iyaddoo Xildhibaannadda Golaha Wakiiladda Ee Somaliland, Ay Si Weyn Wax Isaga Waydiiyeen Sidda Looga Hortagayo, Hadduu Madaxweyne Biixi La Yimaaddo Qorshe Ka Dhan Ah Doorashadda Madaxtooyadda, Isla-markaana Uu Isku Dayo Talaabo Cimriga Xilka Qaab Aan Sharci Ahayn Ugu Sii Dheeraysto.

#Tifaftire Khaddar Ali Khum "Shiine"
Qumannews.net.
Har/Office.

Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured