![]() "Muuse Biixi 40-Sanno Kadib Haddii Madaxweyne Lagu Sharfay Somaliland-ta Uu Ka Tagaya Waa Mid Siddee U Eeg"Muniir Axmed Cigaal.
Hargeysa (QMN)- La-taliyaha Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Muniir Axmed Cigaal, Ayaa su'aalay Madaxweyne
Muuse Biixi Cabdi Somaliland-ta uu rabo inuu ka tago. Muniir Axmed Cigaal oo ka hadlaayay munaasibad ballaadhan oo Xisbiga Waddani kula hadlaayay dhalinyaradda Gobolka Maroodijeex wuxuu yidhi.
"1985-kii ayuu Muuse Biixi SNM tagay, wax badan oo Dalka ka dhacay oo uu qayb ku laha 40-sanno kadib Madaxweyne ayay ku maamuseen shacabka Somaliland, maanta waxa is waydiin leh haddii wixii uu soo gaystayba Madaxweyne uu noqday oo la karaameeyay tollow Somaliland-ta uu ka tagayaa waa mid sidee u eeg”. Siddaa Waxa Yidhi Muniir Axmed Cigaal.
#Tifaftire Khaddar Ali Khum "Shiine"
Qumannews.net.
Har/Office.
Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay. Leave a comment |
|
Copyright © 2013 - 2022 Quman News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |
"Muuse Biixi 40-Sanno Kadib Haddii Madaxweyne Lagu Sharfay Somaliland-ta Uu Ka Tagaya Waa Mid Siddee U Eeg"Muniir Axmed Cigaal.
Hargeysa (QMN)- La-taliyaha Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Muniir Axmed Cigaal, Ayaa su'aalay Madaxweyne