"Mujaahid Iyo Masuul Horay Uga Soo Qayb Qaatay Xoranytii Iyo Geedi Socodkii Dhismaha Somaliland Hadii Uu Mudo Intaas Leeg Xidhaan Karo Maxkamad Iyo Eedlaan Waa Sidee Xaalka Kuwa Aan Codkoodu Meel Fog Gaadhi Karahayni" Maxamed Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cakuse).

0
Monday June 13, 2022 - 19:41:38 in by Super Admin
  • Visits: 596
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Mujaahid Iyo Masuul Horay Uga Soo Qayb Qaatay Xoranytii Iyo Geedi Socodkii Dhismaha Somaliland Hadii Uu Mudo Intaas Leeg Xidhaan Karo Maxkamad Iyo Eedlaan Waa Sidee Xaalka Kuwa Aan Codkoodu Meel Fog Gaadhi Karahayni" Maxamed Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cakuse).

    "Waxa Maalintii Afaraad Xidhan Muj Cabdillahi Maxamed Daahir Oo Ka Mid Ahaa Dadkii Ka Qayb Qaatay Halgankii Dib U

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxa Maalintii Afaraad Xidhan Muj Cabdillahi Maxamed Daahir Oo Ka Mid Ahaa Dadkii Ka Qayb Qaatay Halgankii Dib U
 Xoraynta Somaliland Oo Waqtigaasi Gashay Ama Ku Jirtay Gacan La Mid Ah Ta Ay Maanta Somaliland Ku Jirto Oo  Macnaheedu Noqonayo Somaliland Waxa Ay Rabtaa Dib U Xorayn Lagaga Xoraynayo Dad Aan Horay U Ahayn Xoreeyayaal Ee Ahaa Xoraystayaal .

Mujaahid Iyo Masuul Horay Uga Soo Qayb Qaatay Xoranytii Iyo Geedi Socodkii Dhismaha Somaliland Hadii Uu Mudo Intaas Leeg Xidhaan Karo Maxkamad Iyo Eedlaan Waa Sidee Xaalka Kuwa Aan Codkoodu Meel Fog Gaadhi Karahayni. 

Waxa Qofka Tacabka Intaas Leeg Somaliland Galiyay Loodiiday In La Booqan Karo Iyo In Xitaa Wax Loo Gayn Garo Iyadoo Dhamaan Goobihii Kala Duwanaa Ee Lagu Xidhay La Keenayay Dad U Adeega Taliska Oo U Fuliya Sharcidarada Uu Taliska Maalmaha Koobani U Hadheen Wato.

Aabo waad ku mahadsantahay halgankaagii hore balse waxaan kaa codsanaynaa inaad markale nagala xorayso taliska haya tubtii talisyadii hoogay."

Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured