War Degdega: Ilaahay Ha U Naxariistee, Waxa Hadda Magaaladda Hargeysa Ku Geeriyootay Fanaannadda Caanka Ah Ee Khadra Daahir Cige.

0
Saturday July 02, 2022 - 22:24:52 in by Super Admin
  • Visits: 350
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Degdega: Ilaahay Ha U Naxariistee, Waxa Hadda Magaaladda Hargeysa Ku Geeriyootay Fanaannadda Caanka Ah Ee Khadra Daahir Cige.

    Hargeysa (QMN)- Alle Ha U Naxariistee Waxa Hadda Magaaladda Hargeysa Ku Geeriyootay Fanaannadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (QMN)- Alle Ha U Naxariistee Waxa Hadda Magaaladda Hargeysa Ku Geeriyootay Fanaannadda
 Caanka Ah Ee Khadra Daahir Cige.

Marxuum Khadra Daahir Cige, Ayaa Labaddii Toddobaad Ee Dambeeyey Ku Xanuusanaysay Magaaladda Hargeysa, Waxaana Uu Xaqii Ugu Magaaladda Hargeysa Oo Ay Ku Geeriyootay Marxuumad Khadra Daahir Cige.

Khadra Daahir Cige Oo Ka Mid Ahayd Fanaanniinta Soomaaliyeed Kuwa Loogu Jecl Yahay, Isla-markaana Ugu Saameynta Badnaa Dhinaca Fanka Soomaaliyeed.

Haddaanu Bahda Shabakedda Wararka Ee QUMANNEWS.COM, Waxaanu Halkan Tacsi Tiiraanyo Leh Uga Diraynaa Qoyskii, Ehelladdii, Qaraabaddii Iyo Guud Ahaanba Ummadda Soomaaliyeed Ee Ay Ka Baxday Khadra Daahir Cige Oo Aanu Leenahay Ilaahay Samir Iyo Iimaan Ha Inaga Wadda Siiyo Dhammaanteenba. Iyaddanna JANNO FARDOWSA Ha Ugu Deeqo.

Tifaftire Khaddar Ali Khum "Shiine" 
Qumannews.net.
Har/Office.

Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured