Walaalkay/Walaashay Alle Dartii U Caawi Walaalkeen Cawil Maxamed Cabdi Cawaale Oo Muddo Badan U Jiifay Xanuun Uu U Waayey Awood Dhaqaale Oo Uu Kula Xidhiidho Dhakhaatiirta.

0
Monday September 05, 2022 - 18:48:47 in by Super Admin
  • Visits: 501
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Walaalkay/Walaashay Alle Dartii U Caawi Walaalkeen Cawil Maxamed Cabdi Cawaale Oo Muddo Badan U Jiifay Xanuun Uu U Waayey Awood Dhaqaale Oo Uu Kula Xidhiidho Dhakhaatiirta.

    =Cawil Maxamed Cabdi Cawaale Wuxuu La Il-daran Yahay Xanuun In Muddo Badan Ah Uu La Jiifay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

=Cawil Maxamed Cabdi Cawaale Wuxuu La Il-daran Yahay Xanuun In Muddo Badan Ah Uu La Jiifay.


Cawil Maxamed Oo Hadda Xaaladdiisu Aad Adag Tahay, Isla-markaana Aan Awooddin Dhaqaale Ahaan Dawaydiisa, Ayaa Dhammaan-ba Shacabka Soomaaliyeed Iyo Guud Ahaanba Ummadda Islaamka Ah-ba Ka Codsanayaa Inay Ilaahay Dartii Ugu Soo Duceeyaan Inuu Caafimaad Degdega Ah Ugu Badello Xanuunka Muddadda Badan Uu La Jiifay. Siddoo Kale Cawil Maxamed Cabdi Cawaale Wuxuu Idinka Codsanayaa Inaad Ilaahay Dartii U Soo Caawisaan Si Uu U La Xidhiidho Dhakhaatiirta, Maaddaama Oo Aanu Hadda Awooddin Dhaqaale Ahaan La Xidhiidhista Dhakhaatiirta Xanuunkiisa Qaabilsan.

Hadda-ba Dhammaan-ba Shacabka Soomaaliyeed Iyo Guud Ahaanba Ummadda Islaamka Ah-ba, Ciddii Ilaahay Dartii U Caawisaannaysa Walaalkeen Cawil Maxamed Cabdi Cawaale, Ilaahay-na Ha Inoo Caafiyee, Wuxuu Ku Sugan Yahay Magaaladda Hargeysa. Iyaddoo Laga-La Xidhiidhi Karo Mobile-ka Gacanta Ee Nambarkiisu Yahay 00252-63-4456152/Zaadkiisanna Uu Ku Qoran Yahay Cawil Maxamed Cabdi Cawaale Oo Aad Ugu-na Diri Karto, Walaalkay/Walaashay Wixii Caawimo Ah Ee Alle Darti Ugu Saddaqaysannayso, Isaguna Isugu-Daaweeyo.

Ilaahay Dhammaantiin-ba Dambigiina Ha Dhaafo Oo Ha Idin Barakeeyo, Inta Xanuusan Oo Uu Ka Mid Yahay Walaalkeen Cawil Maxamed Cabdi Cawaale, Eebbe Ha Inoo Caafiyo. 

AAMIIN AAMIIN AAMIIN.

Walaalkay/Walaashay Aynu U Caawinno Alle Dartii, Walaalkeen Cawil Maxamed Cabdi Cawaale, Ilaahay-na Ha Inoo Caafiyo. 

Walaalkeen Cawil Maxamed Cabdi Cawaale, Waa Kuwan Sawiraddiisa Oo Muujinaya Xanuunka Muddadda Badan La Jiifay Ee Uu U Waayey Lacagtii Ugu Tagi Lahaa Dhakhaatiirta Xanuunkiisa Qaabilsan=

Mar Kasta Ilaahay Ha Idin Ku Barakeeyo Oo Dambigeenna Ha Dhaafo. Walaalkay/Walaashay Sii #Faafi/Sii #Gudbi/Sii #Share-garee Si Walaalo Badan U Gaadho Oo Looga Wadda Qaybgalo Caawimadda Walaalkeen Cawil Maxamed Cabdi Cawaale.

Sii Gaar Ahaaneed Faafinta Qoraalkani Waa Masuuliyad Saaran Asxaabtayda Ku Xidhan Daggalkayga Tifaftire Khaddar Ali Khum "Shiine"  Khaddar Ali Khum "Shiine" Iyo Facebook-gayga Khaddar Ali Khum

Tifaftire Khaddar Ali Khum "Shiine"
Shabakedda Caalamigaa Ee Qumannews.net 
Har/Office.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured