War Degdega: Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Doortay Hogaankoodda Cusub.

0
Saturday September 17, 2022 - 16:33:36 in by Super Admin
  • Visits: 318
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Degdega: Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Doortay Hogaankoodda Cusub.

    Hargeysa (QMN)- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka JSL, Ayaa Si Rasmiya Maanta U Doortay Hogaanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (QMN)- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka JSL, Ayaa Si Rasmiya Maanta U Doortay Hogaanka
 Sidda Uu Dhigayo Xeer Hoosaadku. 

Sidda Uu Ku Baahiyey Bartiisa Facebookga Uu Md Cabdicasiis Xirsi Warsame Oo Loo Doortay Afhayeenka Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland.

Waxaanu Ku Yidhi Qoraalkiisa Md Cabdicasiis Xirsi Warsame Oo Loo Doortay Afhayeenka Guddida Doorashooyinka Qaranka "Hogaanka La Doortay Ee Koomishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, Ayaa Kala Ah. 

1. Muuse Xassan Yuusuf - Guddoomiye KDQ 
2. Cabdicasiis Xirsi Warsame - Afhayeenka KDQ
3 Axmed Cisman Xassan - Guddoomiye Ku Xigeen KDQ

Waxaan bulshada JSL ee sharafta leh waxaanu ka codsanaynaa innay noo soo duceeyaan, Ilaahay ha nagu guuleeyo in Qaranka JSL aanu u horseedno guul hor leh oo taariikhda Gasha" Ayaa Lagu Qoraal Bartiisa Facebookga Uu Baahiyey Md Cabdicasiis Xirsi Warsame Oo Loo Doortay Afhayeenka Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured