War Degdega: Masuuliyiintii Ku Xidhnaa Jeelka Baki Oo La Keenay Xabsiga Hargeysa, Bari La Keenni Doonno, Isla Jeelka Hargeysa Suldaan Cadde-gudde Oo Man-dheera Ku Xidhan.

0
Saturday September 17, 2022 - 18:07:59 in by Super Admin
  • Visits: 352
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Degdega: Masuuliyiintii Ku Xidhnaa Jeelka Baki Oo La Keenay Xabsiga Hargeysa, Bari La Keenni Doonno, Isla Jeelka Hargeysa Suldaan Cadde-gudde Oo Man-dheera Ku Xidhan.

    Hargeysa (QMN)- Maxabiistii Jeelka Baki ku Xidhnaa, Ayaa la keenay Jeelka Wayn ee Hargaysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (QMN)- Maxabiistii Jeelka Baki ku Xidhnaa, Ayaa la keenay Jeelka Wayn ee Hargaysa.


Siddoo Kale Barri Ayaa la Filaya in Hargaysa la Keeno Afar ka mida Maxaabistii Jeelka Man-dheera Ku Xidhnayd oo uu ku Jiro Suldaan Axmed Cismaan Cadde-gudde Guddoomiyaha Guud Ee Guddida Beel-weynta Ismaaciil Sh Isaxaaq (GAR-XAJIS).

Siddaan Xogta Ku Helay Xeer Ilaalinta, Ayaa soo Dhamaystirtay Eeddaha loo Haysto Maxabiistan, Waxaana la Filaya inay Dacwaddoodda ka Bilaabanto Maxkamdda Gobolka Maroodi-jeex.

FG: Suldaan Ibrahim Suldaan Sulub  Kuma Jiro Maxabiista laga soo Qaaday Jeelka Degmadda Baki oo waa laga yimi.

Xigasho Wariye Maxamed Xaashi.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured