Xisbiyadda Isu Bahaystay Xukunka Sweden, Kunna Guulaystay Hogaaminta Dalkaas Oo Shuruuc Adag Dhaqan Galiyey.

0
Saturday September 17, 2022 - 23:06:11 in by Super Admin
  • Visits: 340
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiyadda Isu Bahaystay Xukunka Sweden, Kunna Guulaystay Hogaaminta Dalkaas Oo Shuruuc Adag Dhaqan Galiyey.

    Stockholm (QMN)- Qaar ka Mida Sharciyadda Cusub Ee Ay Dhaqangelinayaan Xisbiyadda Midigta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Stockholm (QMN)- Qaar ka Mida Sharciyadda Cusub Ee Ay Dhaqangelinayaan Xisbiyadda Midigta
 Ee Ku Guuleystay Xukunka Dalka Sweden Oo Uu ka Mid Yahay Xisbiga Cunsuriga SD.

Shuruucda Adag Ee Ay Dhaqan Galiyeen Xisbiyadda Ku Guulaystay Doorashooyinka Dalka Sweden, Ayaa Waxa Ka Mid Ah.

1- Dadka Ajnabiga ah ee aan haysan baasaboorka ama Dhalashadda Sweden Ee dembiyada waaweyn gala in la masaafuriyo,

2- in Shuruuddo Badan Lagu Xidho Dadka Qaata Lacagta Caydha laguna qasbo iney shaqo tagaan,

3- in shuruudo adag lagu xidho lacagta la siiyo Dadka ay shaqadu ka Dhammaato ee loo yaqaano  AKASSA taasoo ah qofka oo hadii shaqadu ka dhamaato la siin jirey 80% mushaharkii uu qaadan jirey. Waxay doonayaan in qofka loo qabto tusaale ahaan mudo kooban oo lagu qasbo inuu si dhakhso ah shaqo kale u raadsado, lacagtan mudada la qaadan jirey waxay gaadhi jirtay ilaa laba sanadood,

4- in dadka baasaboorka weyn ee Sweden qaadanaya lagu xidho luuqada Swedishka hadii kale aan la siin baasaboorka,

5- iyo shuruudo kale oo ku saabsan caruurta ajnabiga ah,

Isbahaysiga Xisbiyaddan oo afar waxay kala yihiin 

1- Moderaterna 
2- Sweden Domacratic (SD) Xisbiga Cunsuriga 
3- Liberal part 
4- Kristian part 

Qodobo badan bey soo saareen oo ay wax kaga bedelayaan siyaasadii xisbiyada bidixda ee Socialdemokraterna & xulafadiisu ay ku maamulayeen dalka sideedii sanadood ee lasoo dhaafey,

Barkhad Cabdillahi 

Sweden.

#Fadlan Waa Noo Mihiim Ka Mid Noqoshadda Page-ka Saar #Like And #Following, Si Aad U Hesho Wararka Iyo Wixii Barnaamijyo Ah Ee Aan Daggalkayga Aanu Ku Baahiyo. "MAHADSANID".

Qumannews.net.
Har/Office..

Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured