"Madaxweynaha Wareejinta Xisbiga Waata Ka Dhigtay Inuu Dalkii Dhammaa Fowdo Galiyo. "XIRSI XIRSI XIRSI" Ambassador Cabdirisaaq Diinaari.

0
Sunday September 18, 2022 - 20:07:00 in by Super Admin
  • Visits: 1416
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Madaxweynaha Wareejinta Xisbiga Waata Ka Dhigtay Inuu Dalkii Dhammaa Fowdo Galiyo. "XIRSI XIRSI XIRSI" Ambassador Cabdirisaaq Diinaari.

    Hargeysa (QMN)- Ambassador Cabdirisaaq Diinaari Oo Ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (QMN)- Ambassador Cabdirisaaq Diinaari Oo Ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI,
 Ayaa Meesha Ka Saaray Warar Laga Faafiyey Xisbiga WADDANI Oo Oo Sheegaya Inuu Jiro khilaaf Hoose Oo U Dhexeeya Hogaanka Sare Ee Xisbiga WADDANI.

Ambassador Cabdirisaaq Diinaari, Ayaa Sheegay Inuu Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro) Uu Si kalsooniya Oo Sharciya, Hadh Cad Ugu Wareejiyey Md Xirsi Cali Xaaji Xasan Guddoomiyaha Xisbiga. Dr Cirro-na Yahay Musharax Madaxweyne Oo U Taagan Doorashadda Madaxtooyadda, Iskuna Diyaariyey Qaabkii Uu Guul Uga Gaadhi Lahaa Doorashadda Madaxtooyadda, Ambassador Cabdirisaaq Diinaari, Ayaa Yidhi "Duhur La Isla wadda Jiro Miyaan Guusha La Ii Deyn. Cirro Xisbiga Sifo Sharciya Ayuu Duhur Cad Ku Wareejiyey Xisbiga WADDANI Guddomiyenimaddiisa. Haddana Waa Musharax Kursiga Madaxweyne-nimadda".
 
Ambassador Cabdirisaaq Diinaari, Ayaa Meesha Ka Saaray Jiritaanka Warar Laga Faafiyey Xisbiga WADDANI Oo Oo Sheegaya Inuu Jiro khilaaf Hoose Oo U Dhexeeya Hogaanka Sare Ee Xisbiga WADDANI, Ambassador Diinaari, Ayaa Ku Tilmaamay Wararkan Baro-bogaaddooyin Raqiis Ah Oo Si Naf La Caarid Ah Ay U Faafinayaan Taageerayaasha Muuse Biixi Ee Ku Dawakhay Shaxda Siyaasiga Ee Dr Cabdiraxmaan Cirro La Ciyaaray Xukuumadda Biixi Iyo Xisbigeedda KULMIYE, Waxaanu Yidhi Ambassador Cabdirisaaq Diinaari "Wax khilaafi-na Ma Jiro. Dacayaddaha Heego Ee Muuse Ciyaalka U Soo Dhiibay Weeye. Madaxweynaha Wareejinta Xisbiga Waata Ka Dhigtay Inuu Dalkii Dhammaa Fowdo Galiyo. "XIRSI XIRSI XIRSI. Wax kaleba Af-kiisa Lagama Maqlayo"

Ugu Dambayn AMBASSADOR Cabdirisaaq Diinaari, Wuxuu Caalama'tul Su'aal Saaray, Halka Uu Ku Dambeyn Doonno Mustaqbalka Siyaasaddeed Xisbiga KULMIYE. Isagoo Madaxweyne Biixi Ku Ganeyn Bal Inuu Sharaxaad Ka Siiyo Taageerayaashiisa Ka Werwersan Xisbiga KULMIYE Mustaqbalkiisa, Waxaanu Yidhi Ambassador Cabdirisaaq Diinaari "Marka WADDANI Qorshayashiisu Wey Cad Yihiinne. Xisbigii KULMIYE Sagaalka Urur Noqday Maanta Madaxweyne Muuse Meel Ha Ku Sheego".

Tifaftire Khaddar Ali Khum "Shiine"  
Qumannews.net.
Har/Office..

Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured