![]() "Doorasho Madaxweyne Waxaan Ahayni Dalkan Ka Dhicimayaan, Haddii Ay Ka Dhiciwaydana Ninkasta Awoooddiisa Ayuu Soo Bandhigayaa" MUJAAHID Xildhibaan Saleebaan Nuur Warsame (Food).
Hargeysa (QMN)- MUJAAHID Xildhibaan Saleebaan Nuur Warsame (Food) Oo Ka Mid Ah Xildhibaannadda
Golaha Wakiiladda Ee Somaliland, Ayaa Sheegay Inay Dalka Ka Dhacayn Doorashadda Madaxtooyadda Mid Aan Ahayni.
MUJAAHID Xildhibaan Saleebaan Nuur Warsame (Food), Ayaa Sheegay Hadday La La Yimaaddo Doorasho Aan Tan Madaxtooyadda Ahayn Uu Dalku Fawdo gali Doonno, Isla-markaana Uu Qof kastaa Badka keeni Doonno Awooddiisa. Wuxuuna Yidhi MUJAAHID Xildhibaan Saleebaan Nuur Warsame (Food) "Doorasho Madaxweyne Waxaan Ahayni Dalkan Ka Dhicimayaan, Haddii Ay Ka Dhiciwaydana Ninkasta Awoooddiisa Ayuu Soo Bandhigayaa".
MUJAAHID Xildhibaan Saleebaan Food, Ayaa Hadalkiisa Ku Sii Daray Oo Yidhi "Madaxweyne Madaxweyne La Doortay, Ayaa Bedela, Xisbiyo Qarana Xisbiyo, Ayaa Bedela Markaas Ma Jiraan Xisbiyo Ururo Noqonaya" MUJAAHID Xildhibaan Saleebaan Nuur Warsame (Food).
Tifaftire Khaddar Ali Khum "Shiine"
Qumannews.net.
Har/Office.
Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay. Leave a comment |
|
Copyright © 2013 - 2025 Quman News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |
"Doorasho Madaxweyne Waxaan Ahayni Dalkan Ka Dhicimayaan, Haddii Ay Ka Dhiciwaydana Ninkasta Awoooddiisa Ayuu Soo Bandhigayaa" MUJAAHID Xildhibaan Saleebaan Nuur Warsame (Food).
Hargeysa (QMN)- MUJAAHID Xildhibaan Saleebaan Nuur Warsame (Food) Oo Ka Mid Ah Xildhibaannadda