Xisbiga WADDANI Oo Bari La Filayo Inuu Guddida Diiwaan-galinta Ururadda Siyaasadda Iyo Ansixinta Asxaabta Shuruuddaha Wuu Waajibiyey Xeer 14/2011-ka.

0
Monday September 19, 2022 - 00:57:34 in by Super Admin
  • Visits: 786
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga WADDANI Oo Bari La Filayo Inuu Guddida Diiwaan-galinta Ururadda Siyaasadda Iyo Ansixinta Asxaabta Shuruuddaha Wuu Waajibiyey Xeer 14/2011-ka.

    Hargeysa (QMN)- Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI, Ayaa la filayaa in Maalinta Berri Ee Isniinta ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (QMN)- Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI, Ayaa la filayaa in Maalinta Berri Ee Isniinta ah
 Geeyeen Xarunta Guddida Diiwaan-galinta Ururadda Siyaasadda iyo Ansixinta Asxaabta Shuruuddaha wuu waajibiyey Xeer 14/2011-ka ee ah warbixintii Shirweynihii Xisbigaasi ee Sannadkii Hore.

Sidda warar Xogogaal ahi xaqiijiyeen Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI, Ayaa Dhamaystiri Doona waxyaabaha Xisbi ahaan looga baahan yahay oo ay ka mid yihiin gudbinta hoggaankii Xisbiga WADDANI ee lagu doortay Shirweynihii sannadkii hore, xubnaha Guddida fulinta iyo Golaha Dhexe iyo weliba Xeer hoosaadka Xisbiga WADDANI leeyahay.

Xisbiyada KULMIYE iyo UCID, ayaa hore u xareeyey waxyaabihii loog baahnaa ee uu waajibiyey xeer 14.

Xisbiyadda Mucaaradka ee WADDANI iyo UCID, Ayaa hore u Sheegay xareynta Document-ka looga baahan yahay aanay macnaheedu ahayn in ay ka tanaasuleen Mowqifkooddii ahaa In Doorashadda Madaxtooyaddu tahay ta soo horeynaysa, Isla-markaana Sidda ay u kala horreeyaan loo qabanayo Doorashooyinka Somaliland 

Saleebaan Saxansaxo.

#Fadlan Waa Noo Mihiim Ka Mid Noqoshadda Page-ka Saar #Like And #Following, Si Aad U Hesho Wararka Iyo Wixii Barnaamijyo Ah Ee Aan Daggalkayga Aanu Ku Baahiyo. "MAHADSANID".

Qumannews.net.
Har/Office.

Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured