![]() War Degdega: Golaha Wakiiladda Ee JSL Oo Isku Sidkay Labadda Doorasho Ee Madaxtooyadda Iyo Ururadda Siyaasadda.
Hargeysa (QMN)- Fadhi Ay Yeesheen Golaha Wakiiladda Ee JSL, Ayaa Isku Sidkay Labadda Doorasho
Ee Ururadda Iyo Madaxtooyadda.
Fadhigan Oo Uu Shir-guddoominayey Guddoomiyaha Baarlamaanka JSL Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed, Ayaa Cod Aqlabiyadda Ah Ku Meel Mariyey In Labadda Doorasho Ee Ururadda Iyo Madaxtooyadda Hal Mar Dalka Laga Wadda Qabto.
Coddeynta Golaha Wakiiladda Ee JSL, Waxay U Dhacday Siddan.
Fadhigan Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland Oo Ay Fadhiyeen 52 Xildhibaan, Waxaana Ansixiyay In Doorashadda Madaxtooyadda Iyo Doorashadda Ururadda Hal Mar Lawada Qabto oo Doorasho Isku Sidkan La Qabto.
Waxaa Golaha Fadhiyay 52 Xildhibaan.
Waxaa U Coddeeyey 33 Mudane.
Waxaa Ka Aamusay 19 Mudane.
Siddaas Ayuuna Ku Ansaxay Xeerkaaasi.
Tifaftire Khaddar Ali Khum "Shiine"
Qumannews.net.
Har/Office.
Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay. Leave a comment |
|
Copyright © 2013 - 2025 Quman News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |
War Degdega: Golaha Wakiiladda Ee JSL Oo Isku Sidkay Labadda Doorasho Ee Madaxtooyadda Iyo Ururadda Siyaasadda.
Hargeysa (QMN)- Fadhi Ay Yeesheen Golaha Wakiiladda Ee JSL, Ayaa Isku Sidkay Labadda Doorasho