Liiska Xubnaha Golaha Guurtidda Ee JSL Iyo Saami Qaybsiga Ay Beelaha Dalku Ugu Kala Fadhiyaan 82-ka Kursi Ee Uu Goluhu Ka Kooban Yahay.

0
Wednesday September 21, 2022 - 18:43:49 in by Super Admin
  • Visits: 700
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Liiska Xubnaha Golaha Guurtidda Ee JSL Iyo Saami Qaybsiga Ay Beelaha Dalku Ugu Kala Fadhiyaan 82-ka Kursi Ee Uu Goluhu Ka Kooban Yahay.

    Hargeysa (QMN)- Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net, Waxay Halkan Idiinku Soo Gudbinaysaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (QMN)- Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net, Waxay Halkan Idiinku Soo Gudbinaysaa
 Liiska Xubnaha Golaha Guurtidda Ee  Somaliland Iyo Saami Qaybsiga Beelaha Ay Ugu Kala Fadhiyaan 82 Kursi Ee Uu Goluhu Ka Kooban Yahay.

1- Beesha Habar Jeclo 14 kursi
2- Beesha GAR-XAJIS 11 kursi
3- Beesha Habar Awal 9 Kursi
4- Beesha Arab 6 Kursi
5- Beesha Ayuub 3 Kursi 
6- Beesha Tol-jeclo 2 Kursi
7- Beesha Dhul-bahante 11 kursi
8- Beesha Warsan-gali 7 Kursi
9- Beesha Samaroon 10 Kursi
10- Beesha Ciise 4 Kursi
11- Beesha Aabo Yoonis 1-kursi
12- Beesha Gahayle 1 Kursi
13- Beesha Madi-gaan 1 Kursi
14- Beesha Gabooye 1 Kursi
15- Beesha Akisho 1 Kursi

Maaha Qabyaalad, Balse Waxay Qumannews.net Uga Jeeddaa Inaad Wax Ka Ogaato, Qaabka Ay Beelaha Reer U Kala Leeyihiin Xildhibaannadda Golaha Guurtidda Oo Siddan Lagu Soo Xullay Sannadkii 1993-Kii.

Totalka 82-ka Kursi Ee Uu Ka Kooban Yahay Aqalka Sare Ee Golaha Odayaasha JSL (Golaha Guurtidda).

Tifaftire Khaddar Ali Khum "Shiine"
Shabakedda Caalamigaa Ee Qumannews.net 
Har/Office. 

Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured