"Inta Maanku Gaajaysan Yahay Guulli Waa Weli, Ayuu Yidhi Alle Ha U Naxariistee Abwaan Maxamed Ibrahim Warsame (Had-raawi)" Xoghayaha Guud Ee Xisbiga WADDANI Muddane Khadar Hussein Abdi.

0
Wednesday September 21, 2022 - 23:08:04 in by Super Admin
  • Visits: 392
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Inta Maanku Gaajaysan Yahay Guulli Waa Weli, Ayuu Yidhi Alle Ha U Naxariistee Abwaan Maxamed Ibrahim Warsame (Had-raawi)" Xoghayaha Guud Ee Xisbiga WADDANI Muddane Khadar Hussein Abdi.

    Hargeysa (QMN)- Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Md Khaddar Xuseen Cabdi,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (QMN)- Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Md Khaddar Xuseen Cabdi,
Ayaa Sheegay Intuu Maanku Gaajaysan Yahay Ay Guulli Ummaddan Reer Somaliland Ka Dheer Tahay.

Xoghaye Guud Khaddar Xuseen Cabdi Oo Siddan Ku Sheegay Qoraal Ku Baahiyey Bartiisa Gaarka Ah Ee Facebookga Uu Ku Leeyahay, Waxaanay U Dhignayd Siddan "Inta Maanku Gaajaysan Yahay Guulli Waa Weli, Ayuu Yidhi Alle Ha U Naxariistee Abwaan Maxamed Ibrahim Warsame (Had-raawi), Sababaha aan Halganka Siyaasadda ugu jiro, Xisbiga aan ka midka ahay xukuumaddiisuna ay tirtiri doonto waxaa ka mid ah, in la xoreeyo maanka dhalinteenna xilalkii ay xaqa u lahaayeen looga dhigay, shaqo ay ku heleen aflagaaddada ciddii beeshooda ah ee Xukuumadda ka aragti duwanaata.

Waa midhaha Siyaasadda magaagtay ee gacanyareyaasha hoose ee Madaxweynuhu ay qofka ku canaanayaan, sababta aanu ugu jawaabin hadba qofka beeshiisa ah ee hadla. Taas oo keenta in canaan ka yaabku uu hadlo, xitaa isaga oo aan faham ka haysan mawduuca laga hadlayo.

Waa halkii Michelle Obama e, ‘Kuwa aanu is haynnaa mar kasta oo ay liidasho hoos ugu sii Deegaan, annagu kor baanu u sii kacnaa".

Tifaftire Khaddar Ali Khum "Shiine"
Shabakedda Caalamigaa Ee Qumannews.net 
Har/Office. 

Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured