"Odhaah'aha Dhaxal-gal Ah Ee Taariikhda JSL Ka Gunnidday Hogaamiyeyaasha Dr Cirro, Siilaanyo Iyo Riyaale".

0
Thursday September 22, 2022 - 19:38:04 in by Super Admin
  • Visits: 568
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Odhaah'aha Dhaxal-gal Ah Ee Taariikhda JSL Ka Gunnidday Hogaamiyeyaasha Dr Cirro, Siilaanyo Iyo Riyaale".

    Hargeysa (QMN)- Shabakedda Wararka Ee Shabakedda Caalamigaa Ee Qumannews.net, Waxay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (QMN)- Shabakedda Wararka Ee Shabakedda Caalamigaa Ee Qumannews.net, Waxay
 Halkan Idiinku Soo Gudbinaysaa Odhaah'aha Dhaxalgal Ah Ee Taariikhda JSL Ka Gunnidday Hogaamiyeyaashan. Iyaddoo Ay Madaxweynaha Hadda Taladda JSL Haya Ee Md Muuse Biixi Cabdi Ay Wali Calaama'tu Su'aal Saaran Tahay Falista Erayo La Mid Ah Kuwa Saddexdan Hogaamiye Hore Uga Soo Yeedhay, Isla-markaana Shacabka Reer Somaliland-na Aad Uga Farxiyey, Maaddaama Oo Uu Dalku Ku Jiray Wakhtiyo Xaasaasiya Oo Ay Doorashooyin Dalka Dhaceen Ay La Xidhiidhay.

1- Madaxweynihii Hore Ee JSL Md Daahir Riyaale Kaahin "Wixii Gacantayda Kusoo Dhisay, Ku Burburin Maayo Gacmahayga" Sannadka 2010.

2- Madaxweynihii Hore Ee JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) " Kursi Dhiig Ku Daadtay, Ku Fadhiisan Maayo" Sannadka 2003.

3- Guddoomiyihii Hore Ee Baarlamaanka JSL, Ah-na Musharaxa Jagadda Madaxweynaha Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro) " Dalkayga Damacayga U Burburin Maayo, Dadkayganna Dhiiggiisa U Daaddin Maayo" Sannadka 2017.

4- Madaxweynaha Hadda Taladda JSL Haya Ee Md Muuse Biixi Cabdi Wali Calaama'tu Su'aal Baa Saaran Baraajeynta Hogaamiyeyaashan ?????

Somaliland Guul Iyo Gobanimo.


Tifaftire Khaddar Ali Khum "Shiine"
Shabakedda Caalamigaa Ee Qumannews.net 
Har/Office. 

Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured