Somaliland Sharcigii Baa Yaabay!.

0
Thursday September 22, 2022 - 23:18:07 in by Super Admin
  • Visits: 85
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Sharcigii Baa Yaabay!.

    Hargeysa (QMN)- 13/11/2022, Wakhtigii Doorashadda Madaxtooyaddu ahayd In ay qabsoomo,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (QMN)- 13/11/2022, Wakhtigii Doorashadda Madaxtooyaddu ahayd In ay qabsoomo,
 mana dhacayso Doorashaddaasi. 

12/12/2022, waa Wakhtiga ay ku eegtahay Muddo Xilleedka Guurtidda ee Wakhtigii ay kordhisteen Dhammaanayo.

26/12/2022 Waa Wakhtiga uu dhacayo Liisanka Saddex-da Xisbi Qaran.

10/02/2023 Waxa dhacay ruqsadda ku meel gaadhka ah ee Urur-siyaasadda ee is diiwaan geliyey.

Dhammaantood-ba, Doorashooyinkaas mid ku dhacaysa Wakhtigeedda Ma Jirto.

Waa sharci darrooyin la Wadda Leeyahay, oo u baahan xal Wadda Jir ah in lagaga baxo.

Waxa Qoray Suxufi Saleebaan Saxansaxo.

Shabakedda Caalamigaa Ee Qumannews.net 
Har/Office. 

Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured