![]() "Guddoomiye Saleebaan Wasladda Iyo Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif"/Waxa Qoray Muniir Axmed Cigaal.
Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Saleebaan Maxamuud Aadan oo 20-sanno ku dhaw hogaaminayey
aqalka odayaasha, 6 jeer ayuu sameeyey mudo kordhin Madaxweyne, halka dhigiisa Cabdirisaaq Khaliif oo sanad hogaaminayey Wakiiladda Golihiisu Ansixiyeen dhammaan sharciyadi Doorashooyinka Somaliland ee ku xidhnaa Golaha Wakiiladda.
Muddaddii Cabdirisaaq Khaliif hogaaminayey golaha wakiilada waxay ansixiyeen miisaaniyadii Doorashadda Madaxtooyadda, Koomishankii Doorashooyinka Qaranka, Guddidii diwaangalinta Ururadda iyo ugu danbayn xeerarkii doorashooyinka Madaxtooyadda iyo Ururadda tooska loo soo dooranayo.
Yaa Hore U Socda Yaa Gaddaal Gaddaal U Socda? Allow Alleh.
Muniir Axmed Cigaal. Leave a comment |
|
Copyright © 2013 - 2025 Quman News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |
"Guddoomiye Saleebaan Wasladda Iyo Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif"/Waxa Qoray Muniir Axmed Cigaal.
Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Saleebaan Maxamuud Aadan oo 20-sanno ku dhaw hogaaminayey