Tiradda Muddo-kordhinneed Ee Ay Golaha Guurtiddu Samaysay, Tan Iyo Sannadkii 1995-kii Ilaa 2022-ka.

0
Saturday October 01, 2022 - 21:12:25 in by Super Admin
  • Visits: 447
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tiradda Muddo-kordhinneed Ee Ay Golaha Guurtiddu Samaysay, Tan Iyo Sannadkii 1995-kii Ilaa 2022-ka.

    Hargeysa (QMN)- Golaha Guurtidda Ee JSL Oo La Aasaasay 1988-kii Bishii Ogos Lagu-na Qabtay Tuuladda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (QMN)- Golaha Guurtidda Ee JSL Oo La Aasaasay 1988-kii Bishii Ogos Lagu-na Qabtay Tuuladda
 Caddaroosh, wuxuu samaayey 7 jeer oo muddo kordhin ah kuwaasi oo kala ah:

= Muddo-kordhintii koowaad Iyo Labaad: Madaxweyne Cigaal ‘AHN ‘ waxa loo kordhiyey laba jeer oo kala Ahaa 1995 oo Sannad Iyo Badh Ahayd Iyo 2001-dii Oo Sannad Ahayd.

= Muddo-kordhintii Saddexaad Iyo Afraad: Madaxweyne Riyaale waxa loo kordhiyey Laba Jeer oo kala Ahaa 2008-dii Iyo 2009-kii.

= Muddo-kordhintii Shannaad Iyo Lixaad: Madaxweyne Siillaanyo waxa loo kordhiyey Laba Jeer oo kala ahaa 2015-kii Iyo 9 Bilood oo ka mid ah 2017-kii.

= Muddo-kordhintii Toddobaad: Madaxweyne Biixi Waxa Maanta Loo kordhiyey hal mar oo ah Laba Sanno 2022.

W/Qoray Cali Coomay.

Shabakedda Caalamigaa Ee Qumannews.net 
Har/Office. 

Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured