Gabadh 30 Sanno Jir Ah Oo Wiil 17 Sanno Jir Ah Oo Ay Jecayl Waaliya U Qaadday Awgii Af-duubatay, Muddo Saddex Maalmood Ah-na Haystay.

0
Monday October 03, 2022 - 23:59:53 in by Super Admin
  • Visits: 787
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabadh 30 Sanno Jir Ah Oo Wiil 17 Sanno Jir Ah Oo Ay Jecayl Waaliya U Qaadday Awgii Af-duubatay, Muddo Saddex Maalmood Ah-na Haystay.

    Baghdad (QMN)- Gabadhan Oo U Dhalatay Dalka Ciraaq Da'deeddanna Lagu Sheegay 30 Jir, Ayaa Af-duubatay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baghdad (QMN)- Gabadhan Oo U Dhalatay Dalka Ciraaq Da'deeddanna Lagu Sheegay 30 Jir, Ayaa Af-duubatay
 Wiil Isaguna U Dhashay Dalka Yemen.

Wiilkan Oo Ay Da'ddiisa Isna Lagu Sheegay 17 Jir, Ayey Muddo Saddex Maalmood Ah Ay Gabadhani Af-duub U Haystay, Sababta Ay Wiilka U Af-duubtay, Ayey Wararku Sheegayaan Jecayl Waaliya Oo Ay U Qaadday Wiilkan Oo Ay Da'a Ahaan Aad Uga Weyn Tahay.

Laamaha Amniga Ee Dalka Ciraaq, Ayaa U Gurmadday, Kanna Kasoo Daayey Wiilka Muddo Saddex Maalmood, Kadib Ay Af-duub U Haystay


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured