"Hadalka Siyaasiga GAR-XAJIS Ku Dhaliilo Xukuumadda Muxuu Uga Jawaabaa Masuul Habar Jeclo Ahi" Aragtidda Qoraalka:- Maxamed Axmed Jaamac.

0
Friday October 14, 2022 - 18:38:31 in by Super Admin
  • Visits: 191
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Hadalka Siyaasiga GAR-XAJIS Ku Dhaliilo Xukuumadda Muxuu Uga Jawaabaa Masuul Habar Jeclo Ahi" Aragtidda Qoraalka:- Maxamed Axmed Jaamac.

    "Tan iyo inta ay Talada Somaliland haysay, Xukuumadda uu Madaxweynaha ka yahey Muuse Biixi Cabdi,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Tan iyo inta ay Talada Somaliland haysay, Xukuumadda uu Madaxweynaha ka yahey Muuse Biixi Cabdi,
 Waxeynu Maalin Walba arkeynaa, Marka uu Dhaliil Xukuumadda ah ka hadlo Siyaasi Kasoo jeeda Beesha GAR-XAJIS Waxa uu Markiiba uga jawaabayo Mid Kamid ah Masuuliyiinta Xilalka ka Haya Xukuumadda ee Kasoo jeeda Beesha Habar Jeclo?

Tusaale ahaan Waxa dhawaan, Ka hadley Cariga Ingiriiska gaar ahaan London Kulan ay isugu yimaadeen Isbaheysiga Mucaaridku Ex Wasiir Cabdilaahi Maxamed Daahir(,Cukuse), taas oo uu Dhaliil ugu jeediyey Madaxweynaha Muuse Biixi, isagoo Cukuse Xusey halka ay Muuse Biixi iyo Maxamed Siyaad isaga eekaayeen, oo ah innuu Kasoo dhex hadlo Afisooni, Waxaa Ka Jawaabey Wasiirka Biyaha Cali Mareexaan taas oo Macnaheedu tahey inaanney Habarjeclo indho Kale Laheyn, oo ay iyagga Target u yihiin Siyaasiyiinta GAR-XAJIS.

Fiiro gaar ahaaneed, Majiro Masuul Kale oo ka jawaaba Sidan oo Kale, Xataa Masuuliyiinta Xilalka ka haya Xukuumadda ee Kasoo jeeda Beesha Madaxweyne Muuse Biixi ee Habar Awal, Waxaa baboon, in Ragga Katirsan Mucaaridka ee Beesha Habar Jeclo, Arintan Ka Hawlgalaan Sababtoo ah, Habar Jeclo iyagaa hoosta iska og oo Luuqad gaar ah Kuwada hadla, Waa Maxamed Kaahin, Cali Mareexaan, Xinif, iyo Rag Kale oo badan"

Aragtida Qoraalka:- Maxamed Axmed Jaamac


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured