"Afartan Arimood Ku Dooro Qofka Aad Xidhiidhka La Leedahay Iyo Nolosha Mustaqbal Ee Guur-na Ka Rajeyneysid" !!❤︎.

0
Monday October 24, 2022 - 02:25:44 in by Super Admin
  • Visits: 67
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Afartan Arimood Ku Dooro Qofka Aad Xidhiidhka La Leedahay Iyo Nolosha Mustaqbal Ee Guur-na Ka Rajeyneysid" !!❤︎.

    - Diin: Waxa Ugu Wanaagsan Ee Qof Lagu Doortaa Waa Diinta, Hadduu Qofku Yahay Mid Ka Guuray Dhaqankii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

- Diin: Waxa Ugu Wanaagsan Ee Qof Lagu Doortaa Waa Diinta, Hadduu Qofku Yahay Mid Ka Guuray Dhaqankii
 Diinta Ma Awooddi Kartid Inaad La Dhaqanto, Waayo Qof Allah Aanan Aqoon Oo Ka Baqeyn Ma Mudna In Wehel Laga Dhigto.

- Dabeecad: Dabeecad Wanaaggu Waa Qeyb Ka Mid Ah Nafta Qofka Bina'aaddanka Oo Marka La Leeyahay Qofku Dhaqan Diin Ku Xushay, Haddana Dabeecaddu Waxay Kusii Lifaaqan Tahay Dad Khaas Ah Oo Dadka Oo Dhami Ma Wadda Dabeecad Wanaagsanna Iyaddoo Hal Diin La Wadda Heysto.

- Daacadnimo: Qoddobkani Waxa Uu Kor U Qaaddaa Farxadda Labadda Qof Ee Xidhiidhka Leh, Waayo Daacadnimo La'aanteed Hal Shey Lama Qaban Karo.

-Dulqaad: isu Tanazulka iyo isu Dhimrinta Waxay Qeyb Weyn Ka Qadata Inu Sii jiro Xiriirka, Balse Hadi an La isu Tanasulin Oo Lakala Ronaan Meshaas Wax Natiijo Fican Ah Kama Dhalanayso..

»Qoddobkee Ayaad Ku Xulan Lahayd Qofka Aad Jeceshay, Miyuu Leeyahay Qofka Xidhiidhka La Leedahay Dhammaan Astaamahan !!.

#nolashadhabta


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured