![]() Burco: Akhri Magacyadda Xubnaha Shir-guddoonka Ee Lagu Doortay Shirka DAL-WANAAJE Ee Beel-weynta Ismaaciil Sh Isaxaaq "GAR-XAJIS".
Burco (QMN)- Shirka DAL-WANAAJE ee Beel-weynta Ismaaciil Sh Isaxaaq "GAR-XAJIS" Ee Sidda Rasmiga
Ah Uga Furmay Maanta Magaaladda Burco Ee Xaruunta Gobolka Togdheer, Ayaa Waxa Cod Aqlabiyadda Ah Loogu Doortay Sagaal Xubnood Oo Noqonaya Shir-guddoonka Hagi Doonna Hab-sami U Socodka Muddadda Uu Socdo Shirka DAL-WANAAJE.
Kadib Markii Uu Shirka DAL-WANAAJE Ee Beel-weynta Ismaaciil Sh Isaxaaq GAR-XAJIS Uu Saaka Si Rasmiya U Furay Suldaanka Guud Ee JSL, Ah-na Suldaanka Guud Ee Beel-weynta Ismaaciil Sh Isaxaaq GAR-XAJIS Suldaan Daa'uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Suldaan Cabdilaahi, Ayaa Sagaalka Xubnood Ee Shir-guddoonka Shirka DAL-WANAAJE Ee Beel-weynta Ismaaciil Sh Isaxaaq GAR-XAJIS Furitaankiisii Lagu Doortay, Waxayna Kala Yihiin.
1- Dr Cabdiraxmaan Axmed Raage
Guddoomiyaha Shir-guddoonka.
2- Jiif Caaqil Rashiid Mohamed Jaambiir Guddoomiye Ku Xigeen
3- Suldaan Cali Fayr Xuseen "Xubin"
4- Ganacsadde Axmed Sooddaani "Xubin"
5- Caaqil Maxamuud Dirir Howl "Xubin"
6- Ganacsadde Cabdiraxmaan Sagal (Xoghaye)
7- Maxamed Iid Dhimbiil (Xoghaye Ku Xigeen)
8- Aqoonyahan Maxmed Cali "Xubin"
9- Aqoonyahan Aadan Cabdi Cabaade "Xubin".
Tifaftire Khaddar Ali Khum "Shiine"
Shabakedda Caalamigaa Ee Qumannews.net
Burco/Somaliland.
Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay. Leave a comment |
|
Copyright © 2013 - 2025 Quman News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |
Burco: Akhri Magacyadda Xubnaha Shir-guddoonka Ee Lagu Doortay Shirka DAL-WANAAJE Ee Beel-weynta Ismaaciil Sh Isaxaaq "GAR-XAJIS".
Burco (QMN)- Shirka DAL-WANAAJE ee Beel-weynta Ismaaciil Sh Isaxaaq "GAR-XAJIS" Ee Sidda Rasmiga