Waa Maxay Sababta Ay Madax-Dhaqameedka Beesha Arab Sheekh Isaxaaq Uga Qayb Gali Waayeen Shirka DAL-WANAAJE Ee GAR-XAJIS Ee Burco Ka Socda?.

0
Thursday October 27, 2022 - 21:39:44 in by Super Admin
  • Visits: 251
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Maxay Sababta Ay Madax-Dhaqameedka Beesha Arab Sheekh Isaxaaq Uga Qayb Gali Waayeen Shirka DAL-WANAAJE Ee GAR-XAJIS Ee Burco Ka Socda?.

    Hargeysa (QMN)- Madax-dhaqmeedka Waa Weyn Ee Beelaha Arab Sheekh Isaxaaq Oo u Ugu Horeeyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (QMN)- Madax-dhaqmeedka Waa Weyn Ee Beelaha Arab Sheekh Isaxaaq Oo u Ugu Horeeyo
 Suldaanka Guud Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Cumar, Ayaa Xanuunsanaya Oo Ay ku Dhacday Xanuunka Xumada Halka uu Safar Dalka Kaga Maqan Yahay Oo u Ku Jooga Dalka Maraykanka Boqor Maxamed Boqor Ciise, Siddoo Kale Suldaan Barre Xaaji Xuseen Ayaa Isna Xalaad Caafimaad u Jooga Dalka Hindiya, Ugaas Axmed Maxamed Siciid, Ayaa Isna Xalaada Caafimaad Hargaysa u Jiifa Inkasta Oo Uu Immika Siddii Hore Ka Fiican Yahay 

Ilaahay Caafimad Degdeg Ah hasiyo Intooda Xanuunsanysa.

Waanna Sababta Dhabta Ah Ee Ay Madax-Dhaqameedka Beesha Arab Sheekh Isaxaaq Uga Qayb Gali Waayeen Shirka DAL-WANAAJE Ee GAR-XAJIS Ee Burco Ka Socda.

Tifaftire Khaddar Ali Khum "Shiine"
Shabakedda Caalamigaa Ee Qumannews.net 
Burco/Somaliland.

Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured