Hooyaddeed Ayey Is-tidhi Ka War Doon Markii Uu Dhacay Qaraxii 1-aad, Kaddib-na Markii Ay Soo Gaadhay Goobtii Ayey La Kulantay Qaraxii 2-aad Oo Ay Ku Geeriyootay.

0
Saturday October 29, 2022 - 20:50:00 in by Super Admin
  • Visits: 93
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hooyaddeed Ayey Is-tidhi Ka War Doon Markii Uu Dhacay Qaraxii 1-aad, Kaddib-na Markii Ay Soo Gaadhay Goobtii Ayey La Kulantay Qaraxii 2-aad Oo Ay Ku Geeriyootay.

    Muqdisho (QMN)- Magaaladda Muqdisho Ee Xaruunta Dalka Somaaliya Ayaa Waxa Maanta Ka Dhacay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho (QMN)- Magaaladda Muqdisho Ee Xaruunta Dalka Somaaliya Ayaa Waxa Maanta Ka Dhacay
 Qaraxyo Dad Badanni Ku Dhinteen.

Xaruunta Wasaaradda Waxbarashada Ee Magaaladda Muqdisho Oo Ay Qaraxyaddu Ka Dhaceen, Ayaa Waxa Ka Mid Ahaa Dadkii Ku Geeriyoodday Inanta Uu Sawirkeeddu Idiin Muuqdo Lagu-na Magacaabi Jiray Iqra, Waxay Geeriyootay Markii Uu Qaraxii 2-aad Dhacay. Iyaddoo Goobta U Timid Markii Ay Maqashay Dayaanka Qaraxii 1-aad Bal Inay Ka War Hesho Inay Hooyaddeed Ka Badbaadday Qarax. Nasiib Darro'se Waxay Geeriyootay Iyaddoo Aan Ogaan Geeridda Hooyaddeed, Kadib Markii Ay Hooyaddeed Ku Geeriyootay Qaraxii 1-aad. Iyadduna Ay Ku Geeriyootay Qaraxii 2-aad Oo Ay La Kulantay Markii Ay Goobta Soo Gaadhay.

Dhammaan-ba Intii Ku Geeriyootay Qaraxyadda Muqdisho Ka Dhacay Maanta Ilaahay Ha U Naxariisto.

Tifaftire Khaddar Ali Khum "Shiine"
Shabakedda Caalamigaa Ee Qumannews.net
Har/Office.

Isha Ku Hay Shabakedda Wararka Ee Qumannews.net Goor Kasta Iyo Goob Kasta Oo Aad Joogto Ama Ku Sugan Tahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Featured